
05/09/2025
๐ฅ๐ฎ๐๐๐๐น๐ธ๐ฒ๐๐ป ๐๐ฐ๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ: "Dadka waxaa u imaan doona zamanใsanooyinใlagu kadsoomaayo, ninka beenlowga ayaa la rumeysanayaa, ninka runlowga ayaa la beeninayaa, ninka khaa'in ka waa la aaminayaa, kii aaminka ahaana waxaa lagu tuhmayaa khaa'in nimo, dad kana waxey dhageesanayaan ruweybada;
saxaabada waxey ku yiraahdeen nabiga scw: waa maxay ruweybada? Nabiga scw wuxuu yiri: waa nin caqli laheyn, cilmi laheyn oo ku hadla wixii afkiisa soo qabta, kana hadla arimaha bulshada."
Sheekh Mustafe Haji Ismail wuxuu yiri: "Dadka Soomaaliyeed badan kooda waxey dhageystaan oo daawadaan kuwooda waalan."
Xadiiska wuxuu tilmaamayaa calaamadaha aakhiru zamaanka oo ka mid ah โ in xaaladuhu is rogaan, dadku ku noolaadaan khalad iyo marin-habaabin, xaqiiqada la isku qaldo, been iyo khiyaano badanna ay noqdaan wax caadi ah, diinta iyo akhlaaqduna daciifaan.
Waa imtixaan ilaahey dadka ku imtixaamaayo, si loo ogaado kuwa runta sheega, kuwa beenta sheega, kuwa xaqa raacsan iyo kuwa marin-habaabeysan.
Rabbiyoow fitnooyinka aakhiru zamaanka adigaan kaa magan galnay ๐คฒ
๐ฅ๐ฎ๐๐๐๐น๐ธ๐ฒ๐๐ป ๐๐ฐ๐ ๐๐๐
๐๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ: "๐ถ๐ด๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ ๐ต๐ฎ๐น ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฑ ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ๐ฒ."
๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐๐ผ๐ผ๐ป
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒใ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ฎ & ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฎใ