Shabeel Duulaa Media

Shabeel Duulaa  Media kusoo biir Page Rasmiga ah Shabeel Duulaa Media .

Permanently closed.
09/12/2023

Beesha Reer Cali Xuseen Yuusuf ( Mareexaan Sade) ayaa u kala baxda sidaan soo socota .

1: Siyaad cali
2: Faarax cali
3: Maxamuud cali

Reer siyaad Cali

1:Reer faatax .
2: Reer Maxamed warsame
3: Reer Caraa'le
4 Reer uur maax ama Reer cabdulle khalaf ( awoowayal)

1: Reer faatax

1 : Reer Shar'maake faatax
2: Rooble fatax
3: Jaamac faatax
4 : Faarax faatax

1: Reer sharmaake faatax

1: Reer Guuleed sharmaake
2: Reer jaamac sharmaake ( Reer ilfiiq)

Reer guuleed sharmaake
1: Afay guuleed
2: Cabdi guuleed
3: Warsame guuleed ( reer warsame dheere)
4: Reer Cilmi guuleed .

1: Reer cabdi guuleed

1: Reer Nuur cabdi
2: Reer Cali cabdi ( reer cabdi gacaney) .
3 Faarax cabdi

Rooble faatax

1: Reer Yussuf warsame
2: Reer xasan warsame
3: Reer ugax warsame
4 : shiilow warame Muxamed siyaad


Admin team

16/07/2023

Hubkii qaran Soomaaliyeed yaa bililiqaystay aaway gantaaladii, madaafiicdii, taagiyadii iyo diyaaradihii miiga ahaa ee qumaatiga u kici jiray .

15/07/2023

Todoba eedaymood oo kufsi ah oo bilaa cadayn eedkastaa tahay ayaa laacibkan muslimka ah loo haystay dhawr sano .

Benjamin Mendy sumcadiisii bay dileen sidoo kale xirfadiisa kubadda cagta waxayna warbaahinta reer galbeedku isku xidhayeen tuhunka beenta ah iyo diinta islaamka iyaga oo leh waa diin cunfi iyo adadayg miidhana waxayna weerar afka ah ku qaadayeen muslimiinta yurub ku nool khaasatan England.

Markii lagu dhawaaqay in uu kiisaskii lagu soo eedeeyay bari ka yahay waxaa soo hor istaagay mid ka mid ah warbaahinihii eedahan buun buuniyay si wayna uga qaybqaatay in xoriyada laga qaado muscadiisana la dilo hal mar ayuu u jawaabay wuxuna yidhi "ALXAMDULILAH" mar dambe uma jawaabin .

Shabeel Duulaa Media

15/07/2023

Qof kasta oo muslim ah waa inuu Xasuusnaadaa maalinta qiyaamaha dhicitaankeeda aanay cidina baajin karayn marka la gaadho .

Shabeel Duulaa Media

Abaar baahsan ayaa gobalka ka jirto roob lagu doogsado  oo barwaaqaysan allaha keeno .Humbaale Gedo Somalia
05/02/2023

Abaar baahsan ayaa gobalka ka jirto roob lagu doogsado oo barwaaqaysan allaha keeno .

Humbaale Gedo Somalia

23/12/2022

Fursado shaqo ayaa ka banaan boggeena Shabeel Duulaa Media waxaan raadinaynaa sedex shaqaalo oo xirfad yaqaano ah .

1 : Waxaan u baahanahay oo aan raadinaa tifaf- tire (Editor) noo tafaftiro wararka aan soo galindoono boggaan,

2: Maadaama aan rabno in aan balaadhino bogga dadka maamulane ayihiin dad kooban waxaan u baahanahay labo qof aan u dhiibno boggaan (Admin) dadka soo codsanaaya labadaan fursadood waa in ay farta soomaaliga aad u yaqaanaan qoraal saxane ay u soo gud bin karaan bulshada ku xiran boggaan .

3 : Waxaa kale oo aan raadinaynaa nashqadeeye farta ka xiran( graphic designer) midaan ayaa ugu muhiimsan haddii aad tahay nashaqad yaqaan is huba haddaba fursadaan waa taadii ee ka faa'iidayso .

Waxaad ku soo dirasan kartaa CV-gaaga Gmail-kaan Shabeelduulaa2017@gmail. Ama WhatsApp Number +252616792694 .

Waxay ku egtahay araaji qabashada 25th January 2023 waxii ka dambeeyo lama aqbali doon insha allah.


Mahadsanidiin

Fursad muhiim.Waa saminaar aad muhiim kuugu ah ee kafaaiideyso.(Understanding state,civil society and community organiza...
18/12/2022

Fursad muhiim.

Waa saminaar aad muhiim kuugu ah ee kafaaiideyso.

(Understanding state,civil society and community organization).

Xarunta dhalinyarada Gobolka banaadir.

Soojeediye: ustaad Mohamed-sadaq Hassan Mohamed
(BBA &MBA)

17/11/2022
07/10/2022

عن أنس بن مالك رضي الله عنه ،
عن النبي ﷺ قال :

((أكْثِرُوا الصَّلَاةَ عَلَيَّ يَوْمَ الجُمُعَةِ وَلَيْلَةَ الجُمُعَةِ ؛ فَمَنْ صَلَّى عَلَيَّ صَلَاةً صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ عَشْرًا))

رواه القطيعي.

«اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ»



(Addmin Team)

Humbaalaha sararta wayn Siigaalow baa dagnaa Suusaca geelaa dhannaaSiyaad cali baa na dhalay Sokeeye markuu yimaado Sidi...
24/08/2022

Humbaalaha sararta wayn
Siigaalow baa dagnaa
Suusaca geelaa dhannaa
Siyaad cali baa na dhalay
Sokeeye markuu yimaado
Sidii wiil ree siyaad
Sabuul lama huuriyoo
Sac qoob wayn lama dabree
Sarbeey luqun dheer salaax .

Sababta adduunku u dhabaqsan yahay waa in Doqonku uu qabo kalsooni xad-dhaaf ah halka Caaqilku uu kujiro Shaki iyo  laba...
15/08/2022

Sababta adduunku u dhabaqsan yahay waa in Doqonku uu qabo kalsooni xad-dhaaf ah halka Caaqilku uu kujiro Shaki iyo labalabayn .

Avv: Ahmed Isse Gutale

Address

Mogadishu

Telephone

+252770423447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabeel Duulaa Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share