Xogaha Siyaasadda

Xogaha Siyaasadda Xogaha Siyaasadda waa channel Youtube oo aad kala socon karto xogaha qarsoon ee siyaasadda Soomaaliya iyo Caalamka.

Sidoo kale waxaa u soo gudbiyaa xogihii u dambeeyay ee loolanka doorashada Soomaaliya oo qeybo kamid ah dalka ka qabsoomtay.

 : Bartilmaameedka Shabaab ee qaraxyadii MAXAAS oo la ogaaday (Faahfaahin) πŸ‘‰ https://buff.ly/3ClzoTk
06/01/2023

: Bartilmaameedka Shabaab ee qaraxyadii MAXAAS oo la ogaaday (Faahfaahin) πŸ‘‰ https://buff.ly/3ClzoTk

 : Aadan Madoobe oo tallaabo deg-deg ah qaaday kadib go’aankii mucaaradka K/Galbeed πŸ‘‰ https://buff.ly/3Zcmi4k
06/01/2023

: Aadan Madoobe oo tallaabo deg-deg ah qaaday kadib go’aankii mucaaradka K/Galbeed πŸ‘‰ https://buff.ly/3Zcmi4k

 : Xog: Al-Shabaab oo dadkii deganaa ka saareysa degmada Ceel-dheer + Sababta πŸ‘‰ https://buff.ly/3jIkn7j
05/01/2023

: Xog: Al-Shabaab oo dadkii deganaa ka saareysa degmada Ceel-dheer + Sababta πŸ‘‰ https://buff.ly/3jIkn7j

 : Madaxweyne Biixi oo digniin culus u diray dowladda federaalka iyo Puntland πŸ‘‰ https://buff.ly/3CmCd6s
04/01/2023

: Madaxweyne Biixi oo digniin culus u diray dowladda federaalka iyo Puntland πŸ‘‰ https://buff.ly/3CmCd6s

 : Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay xog cusub oo la xiriirta miisaaniyadda DF πŸ‘‰ https://buff.ly/3VPzCZO
03/01/2023

: Dhageyso: Galka Baarista oo shaaciyay xog cusub oo la xiriirta miisaaniyadda DF πŸ‘‰ https://buff.ly/3VPzCZO

Horseed Online: Toogasho ka dhacday gudaha xerada Xalane iyo khasaare culus oo ka dhashay https://buff.ly/3i6Hh8b
03/01/2023

Horseed Online: Toogasho ka dhacday gudaha xerada Xalane iyo khasaare culus oo ka dhashay https://buff.ly/3i6Hh8b

 : Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Puntland oo ku dhawaaqay madal ka dhan ah Deni πŸ‘‰ https://buff.ly/3X5mMHP
03/01/2023

: Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Puntland oo ku dhawaaqay madal ka dhan ah Deni πŸ‘‰ https://buff.ly/3X5mMHP

 : Guddi cusub oo heer federaal ah oo loo xil saaray rabshadaha Laascaanood πŸ‘‰ https://buff.ly/3Z5d3mA
03/01/2023

: Guddi cusub oo heer federaal ah oo loo xil saaray rabshadaha Laascaanood πŸ‘‰ https://buff.ly/3Z5d3mA

Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa maanta cadeeyay mowqifkiisa kiiska badda kadib kulankii Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya ...
08/08/2021

Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa maanta cadeeyay mowqifkiisa kiiska badda kadib kulankii Wasiirka arrimaha dibedda ee Kenya iyo Safarka uu ku tegayo Nairobi.

RW Rooble ayaa maanta cadeeyay mowqifkiisa kiiska badda kadib kulankii Raychelle Omamo iyo Safar uu ku tegayo caasimada Kenya ee dalka Nairobi.

07/08/2021

: Waxa si weyn isku soo taraya is-mari-waa u dhaxeeya Madaxweyne Qoor-Qoor iyo Ku-xigeenkiisa Cali Ciid, kaasi oo salka ku haya saamiga Beesha madaxweyne ku-xigeenka ee kursiga Aqalka Sare.

Qoor-Qoor ayaa doonaya in xubinta Aqalka Sare ee Beesha Mareexaan uu u soo qoro qof Villa Somalia laga soo gudbiyay, taasi oo uu Cali Ciid ka biyo diiday, maadama uu ku doodayo in lagala tashto kursiga uu taladiisa leeyahay.

Address

Makka Al-mukarama Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogaha Siyaasadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share