JOKAR MEDIA

JOKAR MEDIA JOKAR MEDIA Kala soco wararkii ugu dambeeyay Dalka iyo daafaha calamka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaa...
07/11/2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku tagay Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami u socodka howlaha ay Qaranka u hayaan.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa mid mid u kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda, isaga oo ka dhageystay masuuliyiinta Wasaaradda warbixinno la xiriira adeegyada ay Wasaaraddu siiso bulshada Soomaaliyeed iyo halka ay marayaan qorsheyaasha waxqabad ee wasaaradda.
Kormeerka Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa qeyb ka ah hawlaha kor-joogteynta iyo la socodka shaqooyinka wasaaradaha xukuumadda iyo hey’adaha kale ee Dowladda, si loo dhaqan geliyo hiigsiga xukuumadda eek u saleysan isla-xisaabtan iyo daah-furnaan.

Maanta waa 21 OctoberAllah u naxaristo  Maxamed siyaad Barre . Wax qabadkiisa qaar kamid ah inta uu Talada  hayey • Waxb...
21/10/2023

Maanta waa 21 October
Allah u naxaristo Maxamed siyaad Barre . Wax qabadkiisa qaar kamid ah inta uu Talada hayey

• Waxbarasho Bilaash ah
• Cafiimaad Bilaash ah
• Ciidan adag uu dhisay

Adna ku Dar so. "Sidee ayey somali u ekeen laheyd haduu xukun heysan lahaa Ilaa & hada Sawir Guud kabixi .!!!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarun...
21/10/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka.

Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga Labaad

09/09/2023

Quluub aan wada jirin jasmi wada jooga

Ganacsato Somaliyeed ayaa Muqdisho ka Furtay Warshad soo saarta Daawada' Waxayna shegen in bishii ay soosaraa in ka bada...
09/09/2023

Ganacsato Somaliyeed ayaa Muqdisho ka Furtay Warshad soo saarta Daawada' Waxayna shegen in bishii ay soosaraa in ka badan 1M Capsule & Daawoyin kale

09/09/2023

Xuldhibaan ka hadlay wasiir madaxaa na furan
Isticmaalak aadan tiktok seed u argata ?

08/09/2023

Congratulations Governor Omar, we wish you many years of success in the new year

Haduu Ninkeygu igu Filan yahay xaq dhaqale iyo Nolol ahaan waan u ogolahay inuu xaas labad Guursado .Waxayna hadalkeeda ...
31/08/2023

Haduu Ninkeygu igu Filan yahay xaq dhaqale iyo Nolol ahaan waan u ogolahay inuu xaas labad Guursado .

Waxayna hadalkeeda sii racisay . waliba waxaan diyaar u ahay Inaan qaban qabiyo Guurkisa"

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray caasimadda Muqdisho, Waxaana kusoo dhaweeyay masuuliyiin ...
02/08/2023

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray caasimadda Muqdisho, Waxaana kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA...
29/07/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA

Muqdisho, Luuliyo 29, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab.

Guddigan Qaran ayaa soo bandhigay baraarugga shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada, waxa ayna sheegeen in la daciifiyey awooddii khawaarijtu ay u lahaayeen urursiga baadda iyo boobka ay ku hayeen ganacsatada Soomaaliyeed, taas oo aas-aas u ah ciribtirka iyo dabargoynta arxanlaaweyaashan ku naaxay dhiigga dadkeenna.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab uu leeyahay saddex furimood oo isbarbar socda kuwaas oo kala ah; furinta dhaqaalaha, tan fikirka iyo dhanka milatariga, waxa uuna sheegay in aan laga xoreyn karin dalka haddii aan guul wadajir ah laga keenin furimahaas isku sidkan.

Dhanka kaale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Ra’iisul XFS mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kormeeray xarunta hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran, iyaga oo u kuur galay howla shaqo ee ay hay’adda u hayso dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raysal wasaare Xamse Barre ayaa kormeeray xarunta hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran...
29/07/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raysal wasaare Xamse Barre ayaa kormeeray xarunta hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran, iyaga oo u kuur galay howla shaqo ee ay hay’adda u hayso dalka.

Rasaas xooggan ayaa laga maqlay caasimadda Suudaan ee Khartoum ayadoo ay  xiisad u dhaxeyso Milatariga dalkaas iyo ciida...
15/04/2023

Rasaas xooggan ayaa laga maqlay caasimadda Suudaan ee Khartoum ayadoo ay xiisad u dhaxeyso Milatariga dalkaas iyo ciidanka sida gaar ah u tababaran ee RSF

Rasaasta ayaa laga maqlayaa agagaarka xarunta dhexe ee ciidamada Sudan iyo wasaaradda gaashaandhigga oo ku taalla bartamaha magaalada Khartoum.

Muuqaalo laga helay caasimada Suudaan ee Khartuum ayaa muujinaya ciidamo ku hubeysan qoryo culus oo sii galaya garoonka diyaaradaha, Duulimaadyada ayaa hakad ku yimid.

Xaalada ayaa ah mid kacsan waxaana ay kasii dari kartaa daqiiqad walba, sidda ay sheegayaan goobjoogeyaal.

Address

Mogadishu

Telephone

+254722680440

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JOKAR MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to JOKAR MEDIA:

Share