Ceelbuur Dooxa Online

Ceelbuur Dooxa Online wadaniga dhabtaa allow dhowr

05/08/2026
02/08/2026

Car qosol isku celi
๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraya midnimada iyo walaalaha iyo qaraabada ee Reer (Cabdulle Jibriil) kuwaas oo maanta ...
31/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraya midnimada iyo walaalaha iyo qaraabada ee Reer (Cabdulle Jibriil) kuwaas oo maanta ku kulmay shirweyne kadhacay magaalada Muqdisho si ay u xoojiyaan midnimadooda, is cafiyaan, una adkeeyaan wada shaqeynta iyo isgarab istaagga.

Kulankan qiimaha badan wuxuu muujinayaa muhiimadda ay leedahay walaaltinimada, wadajirka, iyo isku duubnida bulshada. Waxaan Alle uga baryeynaa inuu mideeyo quluubtooda, barakeeyo go'aannadooda, kana dhigo kuwo ku naalooda nabad, is-afgarad, iyo horumar joogto ah.

Midnimo waa guul, wadajirna waa horumar.

28/07/2026

Gaalkacyo manaqoneyso garoon lagu ciyaaro kubbadda:

28/07/2026

Kaligeeyayaa saxan:
Saciid Cabdullahi Deni:
Wariye Abdullahi Osman Farah

14/07/2026

Bariga dhexe Xaalku waa xumaaday:

Xisaabu xil maleh:
14/07/2026

Xisaabu xil maleh:

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†Waxaan halkaan tacsi iyo tiiraanyo la wadaageynaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo gu...
10/07/2026

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Waxaan halkaan tacsi iyo tiiraanyo la wadaageynaa dhammaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan bulshada uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee
Dr. Axmed Raage Faarax.

Allaha u naxariisto
Dr. Axmed Raage, qabriga Allaha uwaasiciyo kitaabkiisa midigta Allaha kasiiyo sabir iyo imaan Allaha nagasiiyo waxaa naga baxay nin kuweyna bulshasada somaliyeed Aamiin.

Hambalyo Dhamme ibrahim maxamed cabdulle:
20/06/2026

Hambalyo
Dhamme ibrahim maxamed cabdulle:

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceelbuur Dooxa Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceelbuur Dooxa Online:

Shortcuts

Share