Kaxda24

Kaxda24 Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaxda24, News & Media Website, Kaxda 14km, Mogadishu.

HAMBALYO GUDDOOMIYAHAAbdirizak Ali Adam Aniga oo ah saaxiibkaa iyo walaalkaaga, waxaan kuu dirayaa hambalyo diiran oo ku...
04/11/2025

HAMBALYO GUDDOOMIYAHA
Abdirizak Ali Adam

Aniga oo ah saaxiibkaa iyo walaalkaaga, waxaan kuu dirayaa hambalyo diiran oo ku aaddan guushaada iyo dadaalkaaga joogtada ah.
Guddoomiye, Alle ha kuu asturo shaqada Iyo masuuliyadda laguu igmaday, hana kaa dhigo mid ummadda u adeegaya si caddaalad iyo daacadnimo ku dhisan.

Guul, horumar iyo hoggaan wanaagsan ayaan kuu rajaynayaa,
Hambalyo Guddoomiye Abdirizaq Ali Aadam
Saaxiibkaa ku garab taagan Garaad Ali Omar

05/10/2025

بسم الله الرحمن الرحيم
الحمد لله الذي شرف الإنسان بالعلم، وكرمه بالقلم، وجعل القراءة والكتابة مفتاحاً للمعرفة، وصلى الله وسلم على نبينا محمدٍ وعلى آله وصحبه أجمعين.
السادة الحضور الكرام، أيها المعلمون الأفاضل، أولياء الأمور الأعزاء، أبناؤنا وبناتنا الطلاب…
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،
يسعدنا في هذا اليوم المبارك أن نجتمع معاً لنحتفل بإنجاز عظيم، ألا وهو إتمام أبنائنا الطلاب لمرحلة أساسيات القراءة والكتابة، تلك الخطوة الأولى التي تُبنى عليها مدارج العلم، وينطلق منها الإنسان نحو آفاق أوسع من الفهم والإدراك.
إن القراءة والكتابة ليست مجرد مهارة، بل هي نور يضيء طريق الفرد، ويمنحه القدرة على التواصل والإبداع، كما أنها الأساس الذي تقوم عليه نهضة الأمم وتقدم الشعوب. واليوم نرى ثمرة الجهد، حيث اجتهد طلابنا الأعزاء، وثابروا في دراستهم حتى وصلوا إلى هذه المرحلة المهمة.
أبنائي الطلاب…
أوصيكم أن تجعلوا ما تعلمتم اليوم جسراً لمواصلة رحلتكم في طلب العلم، فالعلم لا يتوقف، وهو زاد الحياة، وهو السبيل إلى الرقي والنجاح.
ولا يسعنا في هذا المقام إلا أن نتقدم بجزيل الشكر والتقدير لمعلمينا الكرام، الذين بذلوا وقتهم وجهدهم في سبيل تعليم أبنائنا، وكانوا بحق شموعاً أضاءت دروبهم، كما نشكر أولياء الأمور الذين لم يبخلوا بدعم وتشجيع ومساندة.
نسأل الله أن يبارك في أبنائنا وبناتنا، وأن يوفقهم لما فيه الخير، وأن يجعل هذا الإنجاز بداية خير لمستقبلٍ زاهرٍ مليء بالعلم والعمل.
والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

10/07/2025

"Nikki seexda ayuu siciisu dibi dhalaa"
Qofkii diida kaarka codbixinta,
Bari markay doorasho dhacdo, Hadii uu cawdo, waa mid uu isagu doortay.
Sidaa darteed, hurdo iyo hadal kaliya ma keenaan horumar,
Kaarka codbixinta waa furaha mustaqbalka,
Haddii aad seexato maanta, berri waxay dhalaysaa qoomamo."
• Qofka aan qaadan kaarka codbixinta waa mid iska seexday.
• Marka doorasho dhacdo, oo dadkii wax doortaan, isagu ma lahan xaq uu ku cawdo.

10/07/2025

Baaq ku socda madaxda iyo bulshada Deg.Kaxda:
Waxaa jirta oraah laga sheegay Madaxweynihii h**e Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo ahayd"Anigu murtad ma ihi, kursiga ayaa murtad ah!" Oraahdan waxay astaan u tahay sida mararka qaar xilalka iyo jagooyinka loogu adeegsado siyaasad aan caddaalad ahayn, iyadoo lagu xadgudbayo sharafta iyo karaamada dadka.
Waxaan is weydiinayaa
Tolow, raggii shalay igula dagaalsanaa xaq-raadinta iyo wacyigelinta bulshada Deg.Kaxda. ma sii wadi doonaan banaanbaxyadii ay u arkayeen in ay danta dadweynaha ku jirto? Mise maanta waxay qiran doonaan in jidkii aan h**e ugu baaqay uu ahaa mid sax ah, iyaguna ay hadda dhabahaas cagta saareen?
Mise waxay bixin doonaan raalli-gelin iyo cudur-daar buuxa oo ay kaga jawaabayaan gefkii loo geystay shacabka Deg.Kaxda iyo dadkii loo eedeeyay si aan cadaalad ahayn?
Soomaalinimadu waxay u baahan tahay caddaalad, isla xisaabtan, iyo in lagu kala horreeyo waxqabad iyo wadaninimo. Maanta cid walba oo xil haysa waa in ay ka shaqeysaa danaha shacabka, iyada oo aan loo eegin cidda xilka horay u haysay ama kursiga soo maray. Mas'uuliyaddu ma aha magac ee waa adeeg, waxaana looga baahan yahay in qof kasta oo xil haya uu la yimaado daacadnimo iyo hufnaan, isagoo aan cidna abaal ugu xirin.
Guddoomiyaha maanta xilka haya, waxaad shalay diiddanayd, oo aad bannaanbax iyo buuq kala hortimid, waa inaad maanta ka shaqeysaa waana inaad muujisaa inaad u adeegayso shacabka, adigoo aan qofna eed ugu celin, mana aha in cid kale lagu eedeeyo wixii aad adigu maanta mas'uul ka tahay!!.

Hambalyo Horumarka  shacabka Soomaaliyeed
02/07/2025

Hambalyo Horumarka shacabka Soomaaliyeed

إن لله ما اعطى وله ما اخذ وكل شئ عنده بأجل مسمى منشور تعزيه ومواساة { كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفّ...
28/06/2025

إن لله ما اعطى وله ما اخذ وكل شئ عنده بأجل مسمى
منشور تعزيه ومواساة

{ كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ }
بعيون دامعة وقلوب خاشعة راضية بقضاء الله وقدره، #تعزية في وفاة المرحوم نائب ريس ولاية جبولند "عبدالقادر حاج محمود"(Lugadheere)

إنا لله وإنا إليه راجعون ،
البقاء لله تعالى وحده ،
" يَا أَيَّتُهَا النَّفْسُ الْمُطْمَئِنَّةُ ارْجِعِي إِلَى رَبِّكِ رَاضِيَةً مَّرْضِيَّة فَادْخُلِي فِي عِبَادِي وَادْخُلِي جنتي " "و الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُواْ إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْه راجعون"
رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته في الفردوس الأعلى من الجنة ويلهم أهله الصبر والسلوان إنا لله وإنا إليه راجعون تعازي لنفسي وللأسرة الكريمة وأصحابه وأصدقائه والجميع الأمة الصومالية

BaafinWaxa la bafinayaa Ahmed cumar jimcaale  ina nimco Muktar Abdullahi kana soo lumay waaxda gumashlay ee degmada kaxd...
11/06/2025

Baafin
Waxa la bafinayaa Ahmed cumar jimcaale ina nimco Muktar Abdullahi kana soo lumay waaxda gumashlay ee degmada kaxda
Waxaa nagu wardambesay 8 saac galabnimo
Waxuuna xiranaa qamiis
Qofkii arka waxa uu la xariiri karaa 0615622991ama 0615594521

Baafi Baafin Waxaa labafinhaya Cabdiraxmaan Xasan nur sh cabdulaahi oo  Ku dhumay Suuqqa Bakaaraha  Cidii Aragta Waxaa s...
21/03/2024

Baafi Baafin Waxaa labafinhaya
Cabdiraxmaan Xasan nur sh cabdulaahi oo Ku dhumay Suuqqa Bakaaraha Cidii Aragta Waxaa si naxariis leh Looga Codsanhayaa In Ay ku soo Hagaajiyaaan

Tell :0620001260/0615883420

11/03/2024

رمضان كريم وكل عام والامة الاسلامية بكل خير وأعاننا الله وإياكم على الصيام والقيام وتقبل منا ومنكم صالح الاعمال.... شـهــر رمـضــان مبــارك على الأمـة الإسـلاميــة .. اللهـم إنصــر الإســلام والمسـلمـيـن

Thank you ❤️❤️❤️my brother if Allah say you will great success Congratulations Soon If Allah Wills
19/02/2022

Thank you ❤️❤️❤️my brother if Allah say you will great success Congratulations Soon If Allah Wills

Address

Kaxda 14km
Mogadishu
+2526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaxda24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaxda24:

Share