11/10/2025
                                            π¬ Hambalyo Dufcaddii 8aad β Somscreen Media Institute (SOSMI)! π
βββββββββββββββββββββββββββββββ
π£οΈ Shaafici Maxamed Cali Kulane, oo kamid ah ardaydii dhameysatay koorsada (Noqo Muuqaal Kusheekeeye), ayaa inooga waramaya sida uu xiisahiisa ugu beddelay xirfad dhab ah.
π Waxaan bogaadinaynaa dhammaan ardayda si guul leh u dhammeystay koorsada πΈ Camera Operating & π₯ Video Editing β dadaalkiina, hal-abuurkiina, iyo horumarkiina waa mid lagu faano.
π Mustaqbalka warbaahinta casriga ah gacantiinna ayuu ku jiraa.
π Fursaddu weli way furan tahay! Ka dhig xiisahaaga shaqo dhab ah maanta.
π WhatsApp: 61 2883313
                                                       
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  