Ahmed Aweys

Ahmed Aweys WARARKA SIYAASADAHA

07/08/2026
03/08/2026

Professional Video Editing with Adobe Premiere Pro - Beginner

Do you want to learn video editing for freelancing, jobs, or content creation?

AQLAAM Academy is preparing a 4-week beginner course where you will learn how to edit professional 60-90 second videos using Adobe Premiere Pro.

Course includes:
- 8 recorded lessons
- Weekly practical assignments
- Weekly live Q&A session
- Final 60-90 second video project
- Digital certificate

Pilot price: $15

We are now collecting pre-registrations before launching the first cohort.

Register here:
https://forms.gle/aozgT6qsR613TZ2C8

09/07/2026

Asmaa'ul Xusnaa – Nuurka Qalbiga. ka daawo iyadoo full ah linkiga 👇

10/02/2026

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer deg deg ah ku tagay Airport ka Aaden Cadde isagoo ka jawaabaya Cabashada dadweynaha ee Kaarka Caafimaadka.

09/02/2026

Xil Qaali Cali Shire Mataalad Miisan Leh.

08/02/2026

Safar Shaqo iyo Goldogob Putaland Somaliya.

08/02/2026

Goldogob Putaland Somaliya.

05/02/2026

RASMI
Waxaa goordhow si rasmi ah loo soo afjaray dagaal culus oo socday in ka badan 24 saacadood, kaas oo u dhaxeeyey Ciidamada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo ciidamo ka amar qaata Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS, Xasan Eelaay.

Dagaalkan ayaa ka qarxay gudaha iyo hareeraha magaalada, waxaana uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, in ka badan 10 ruux ayaa ku geeriyootay halka dhaawacuna uu gaarayo illaa 30 qof, kuwaas oo intooda badan la geeyey xarumaha caafimaadka.

Ciidamada Koonfur Galbeed ayaa ugu dambeyn la wareegay guriga Wasiir Xasan Eelaay, waxaana weli mararka qaar laga maqlayaa rasaas goos-goos ah oo ka dhacaysa bannaanka magaalada, taas oo muujinaysa in xaaladdu weli tahay mid feejignaan u baahan.

Dagaalkan ayaa salka ku haya khilaaf siyaasadeed oo muddooyinkii dambe u dhaxeeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), iyo Wasiir Xasan Eelaay. Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in dhowr jeer la isku dayey in khilaafka si hoose loo xalliyo, balse dadaalladaas ay fashilmeen.

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli si buuxda uga hadlin dhacdadan, hase yeeshee waxaa socda dadaallo lagu doonayo in lagu dejiyo xaaladda, laguna soo celiyo amniga iyo xasilloonida.

05/02/2026

MW Laftigareen VS Xasan eeleay Beydhabo Koonfur Galbeed Somaliya.

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252617499657

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Aweys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share