Radio Balcad

Radio Balcad Halkani Waa Page-ka Saxda ah ee Warbaahinta Radio Balcad 87.9 MHZ

Kenya oo cafis ku-meel-gaar ah u fidisay muwaadiniinta Bariga Afrika ee aan haysan aqoonsi sharci ah.https://radiobalcad...
08/09/2026

Kenya oo cafis ku-meel-gaar ah u fidisay muwaadiniinta Bariga Afrika ee aan haysan aqoonsi sharci ah.https://radiobalcad.com

07/09/2026

Ururrada bulshada Rayidka ee Koonfur Galbeed oo baaq nabadeed kasoo saaray colaadaha ka taagan deegaannada maamulkaas.
https://youtu.be/wxPwFKMLTAg

07/09/2026

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS Jibriil Cabdirashiid Xaaji "Dowladda waxaa ka go'an casriyeynta Warbaahinta Dalka, waana muhiim in aan fahano sida dunidu isku badaleyso."
Saadaq Adam Osman

06/09/2026

Wasiirka Waxbarashada Hirshabeelle Siciid Camalow "Ardaydii ugu nasiibka badneyd ayay noqdeen maadaama loo soo dalxiis geeyay Jowhar, Taliye Macallin Mahdina waa ku bogaadineynaa doorka uu qaatay."

06/09/2026

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa Ardaydii gashay Kaalmaha h**e ee Imtixaanka Qaranka ku soo dhoweeyay Madaxtooyada Hirshabelle.
https://youtu.be/5Gd03UzoM3A

06/09/2026

Macallin Mahdi “Waxaan ku faraxsanahay inaan ka dhabeeyay ballankii aan idinka qaaday ee ahaa inaan dalxiis idin geyn doono
https://youtu.be/eoz4lrSbwvY

05/09/2026

Senator Siciid Cowke oo xubin ka ah Guddiga Garsoorka iyo Cadaaladda ee Golaha Aqalka Sare, ayaa mudanayaasha Golaha u sharaxay qodobada ay sixidda iyo Siiqeynta ku sameeyeen ee Hindise-sharciyeedka Dib-u-eegista Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo Ka-hortagga Afduubka.
https://youtu.be/3OZ3adOjAbs

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Balcad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Balcad:

Shortcuts

Share