02/07/2025
Soomaaliya iyo Tansaaniya ayaa ku heshiiyay in dib loo bilaabo duullimaadyadii tooska ahaa ee isaga kala gooshi jiray Muqdisho iyo Daarusalaam, taasoo ah tallaabo weyn oo lagu xoojinayo xiriirka labada dal. Heshiiskan ayaa lagu shaaciyay Talaadadii intii lagu guda jiray dabaaldegga sannad-guuradii 65-aad ee xorriyadda Soomaaliya oo lagu qabtay dalka Tansaaniya. https://wp.me/pgE5bB-pkI