Somali media

Somali media hoga tusaalayn iyo tala kabixinta xaladaha dalkeena

27/08/2023

Halgan kadib ku tamashlay dalkaaga

06/05/2023

Garaad maxamed garaad cabdilaahi garaad caliciid oo laascanood garaaya

04/05/2023

RAG TASHADAY

25/04/2023

App Development

Darwiish waa is raacay
27/02/2023

Darwiish waa is raacay

Dhayaha aragtida fiyowQaranka dhacayeey arkaan Baa saaka udaaran Golaha wakiilada somaliland
27/02/2023

Dhayaha aragtida fiyow
Qaranka dhacayeey arkaan
Baa saaka udaaran Golaha wakiilada somaliland

26/02/2023

Isir nacayb weeye dagaalka laascanood ka socda

Guul Reer sool
26/02/2023

Guul Reer sool

“Anigu waxaan metelaa Sool, ma metelo Burco, Hargeysa iyo Gabiley mana ihi nin u shaqeeya sida Wasiir Koore. Xadhig walb...
26/02/2023

“Anigu waxaan metelaa Sool, ma metelo Burco, Hargeysa iyo Gabiley mana ihi nin u shaqeeya sida Wasiir Koore. Xadhig walba oo nabadda lagu xidho waxa furfura Muuse Biixi." Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif oo intii dagaalku socday ku sugnaa Laascaanood ayaa goord...
26/02/2023

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif oo intii dagaalku socday ku sugnaa Laascaanood ayaa goordhow la filayaa in uu la hadlo warbaahinta - Maxaa ka filaysaa?

Laascanood iyo caawa
25/02/2023

Laascanood iyo caawa

Kaarahan oo lagu magacabo Sabuun ayaa Ciidanka Somaliland isaga Carareen kadib markii uu Silsiladihii uu koosten dagaalk...
21/02/2023

Kaarahan oo lagu magacabo Sabuun ayaa Ciidanka Somaliland isaga Carareen kadib markii uu Silsiladihii uu koosten dagaalka maanta ka socda Magalada Laascaanood, balse waa mid ay kor ka ilaashanaya Oo weli ma uusan soo gelin gacanta ciidanka Xaq udirirka ah ee SSC.

Sabuun ayaa ahaa gaari gacanta Ciidanka Somaliland galay dagaalkii 2018 ku dhexmaray Puntland iyo somaliland deeganka Tukaraq.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share