Hornlight Media

Hornlight Media PREMIER MEDIA CONSULTANCY FOR EFFECTIVE COMMUNICATION AND BRANDING The Social Adviser

02/12/2024

Hadal jeedintii Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyadda JFS Suleymaan Sh. Cumar Shirkii Gaarista Heshiis Bulsho Ee Kobcinta Dhaqalaha gudaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

02/12/2024

Hadal jeedintii Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS Yuusuf Maxamed Aadan Shirkiii Gaarista Heshiis Bulsho Ee kobcinta Dakhliga gudaha Soomaaliya Ee lagusoo gaba gabeeyey Magaalada Muqdisho.

02/12/2024

Kristina Svensson, maamulaha Bankiga Adduunka faraciisa Soomaaliya oo hadal kooban ka jeedisay shir heerkiisu sareeyey oo looga hadlayey gaarista kobcinta dakhliga gudaha Soomaaliya ayaa muujisay ahmiyadda ay kobcinta dhaqaalaha gudaha Soomaaliya u leeyahay yagleelida heshiis Bulsho.

02/12/2024

Wasiirka Maaliyadda JFS Biixi Iimaan Cige Oo Hadal ka jeediyey Shirka heerkiisu sareeyo oo lagaga hadlay gaaritaanka oo lagusoo gabagabeeyey dhisitaanka heshiis bulsho iyo kobcinta dakhliga Soomaaliya.

29/11/2024
27/11/2024

This video was produced by Horn Light Media.

Hadal jeedinta Wasiirka Maaliyada Soomaliya ee shirka 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 S...
27/11/2024

Hadal jeedinta Wasiirka Maaliyada Soomaliya ee shirka 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐧 𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐤𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 Soomaaliya (High Level Discussion on Building Social Contract and Domestic Revenue Mobilization in Somalia).

To effectively prioritise education by 2030, the share of public spending on education must rise significantly, as shown...
27/11/2024

To effectively prioritise education by 2030, the share of public spending on education must rise significantly, as shown by the orange bar in the 2023 public spending structure. To reach this level of expenditure, domestic revenue must reach 5% of GDP, and any additional financing, such as borrowing or grants, must be kept to a minimum and managed carefully.


Shirka heerkiisu sareeyo oo lagaga hadli doono gaaritaanka dhisitaanka heshiis bulsho iyo kobcinta dakhliga ee Soomaaliy...
27/11/2024

Shirka heerkiisu sareeyo oo lagaga hadli doono gaaritaanka dhisitaanka heshiis bulsho iyo kobcinta dakhliga ee Soomaaliya oo maanta ka Furmay Muqdisho, kaaso ay qeyb ka yihiin Madax kaladuwan.


⁠⁠
⁠⁠

25/11/2024

DAAWO MUUQAALKA: SOMALIA QUALITY MONTH 2024 EE QABBTAY HOPE LAbS GROUP


QEYBTA 2: SOMALIA QUALITY MONTH OO EE KA SOO QEYB GALEEN WASIIRO , QUBARO KU XEEL DHEERA BARIISTA ,URURKA JAMACADA , ISK...
25/11/2024

QEYBTA 2: SOMALIA QUALITY MONTH OO EE KA SOO QEYB GALEEN WASIIRO , QUBARO KU XEEL DHEERA BARIISTA ,URURKA JAMACADA , ISKAASHATA BEERALEYDA IYO ISKAASHATADA KALUUMEYSIGA AYAA MEESHA LA ISKU DHAAFSADAY SUAALO KU SAABSAN WAX QABADKII BISHAAN
IYO SIDII LOO ILAALIN LAA TAYADA WAX YAABAHA EY SOO SARAAN , WAXAANA LA ABAALMARIYAY SHIRKADIHII BISHAAN KU GUULEYSTAY ILLAALINTA KUWAALATIYGA WAXA EY SOO SAARAN

QEYBTA 1: Munaasabadda Somalia Quality Month 2024.
25/11/2024

QEYBTA 1: Munaasabadda Somalia Quality Month 2024.

Soomaaliya, haddii lagu guuleysto in laga hirgaliyo Doorasho Qof & Cod ah, Dhallinyaradu waa kuwa koowaad ee heysta furs...
11/11/2024

Soomaaliya, haddii lagu guuleysto in laga hirgaliyo Doorasho Qof & Cod ah, Dhallinyaradu waa kuwa koowaad ee heysta fursadda dahabiga ah.

Daahfurka Shaybaarada Kaluunka, Beeraha, iyo Daawooyinka ee Hobe Labs Group.
07/11/2024

Daahfurka Shaybaarada Kaluunka, Beeraha, iyo Daawooyinka ee Hobe Labs Group.

Caasimmadda Soomaaliya Muqdisha.
07/11/2024

Caasimmadda Soomaaliya Muqdisha.

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐮𝐦𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚 𝐑𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚.
26/10/2024

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐮𝐦𝐞𝐲𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚 𝐑𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚.

17/10/2024

Halkan ka daawo 𝐅𝐢𝐥𝐦 𝐃𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲 oo ka hadlaya Laba sano kadib magacaabistii Duqa Muqdisho 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐉𝐢𝐦𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞 ( 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐞) iyo waxa uu ka qabtay Muqdisho.
𝐅𝐢𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 Hornlight Media.

12/10/2024

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝟕𝟎 𝐆𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝, 𝟏𝟐 𝐎𝐤𝐭𝐨𝐨𝐛𝐚𝐫 𝟏𝟗𝟓𝟒.

Sanadihii ugu dambeeyey, waxaa soo baxay qiimeeynta dad badan ay siinayaan Callamada Dowlad gobaleedyada dalka, dhallinyaro badan ayaa maalmaha Xoriyadda oo kaliya ay arka weyneenta Calanka Soomaaliya.

Hadaba Somaaliya Ma jirtaa Maalin u gaar ah Calankeeda oo ay u dabaal dagto?

Shirkadda Warbaahinta Hornlight Media ayaa si kooban uga diyaarisay Muqaalkan ka hadlay Qiimaha Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Address

HawoTako Road
Mogadishu

Telephone

+252619002299

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hornlight Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hornlight Media:

Share