Somali Real Estate Expo

Somali Real Estate Expo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Real Estate Expo, Mogadishu.

πŸ›οΈ Somali Real Estate Expo 2025
✨ Bandhigga ugu weyn hantida maguurtada Soomaaliya & horumarka magaalooyinka
➑️ Soo bandhig mashruucaaga
➑️ La kulan maal-gashadayaal & khubaro

πŸ‘‰ Ka qeybgal si aad u dhisto mustaqbalkaaga!

24/09/2025

✨Somali Real Estate Expo 2025 ✨
🏒 Ma doonaysaa inaad aragto fursadaha maalgashi, guryo casri ah, iyo shirkadaha Property Management-ka ugu fiican dalka?πŸš€ Ka qaybgal Somali Real Estate Expo 2025!Halkaas waxaad ku baran doontaa shirkadaha dhismaha, horumarinta dhulka, iyo maamulka hantida (Property Management Companies

22/09/2025

🌟 Somali Real Estate Expo 2025 & New Mogadishu Economic Zone 🌟πŸ”₯ Ha moogaan fursadan! Ka qayb qaado horumarka Muqdisho, maalgashiga, iyo ganacsiga casriga ah!

Ha seegin fursad weyn oo lagu soo bandhigayo guryo, dhismooyin iyo maal-gashi cusub! ✨What's app 61 5026616
20/09/2025

Ha seegin fursad weyn oo lagu soo bandhigayo guryo, dhismooyin iyo maal-gashi cusub! ✨
What's app 61 5026616

20/09/2025

πŸ“’ Somali Real Estate Expo 2025
🏑 Bandhigga hantida ma-guurtada iyo dhismaha ugu weyn Soomaaliya
Ha seegin fursad weyn oo lagu soo bandhigayo guryo, dhismooyin iyo maal-gashi cusub! ✨

14/09/2025

🏒✨ Xafiiska cusub– Somali Real Estate Expo ✨🏒
Ku soo dhawow xarunta cusub ee lagu habeeyay si heer caalami ah, halkaas oo kulamo muhiim ah, heshiisyo waaweyn, iyo wada-xaajoodyo maalgashi oo taariikhi ah lagu qaban doono.🌍 Xafiiska cusub waa xarun ufuran xarumaha mustaqbalka dhismaha iyo maalgashiga Soomaaliya!

13/09/2025

🏒 SOMALI REAL ESTATE EXPO 🏒

πŸ“’ Kasoo qeyb gal bandhiga ugu weyn ee Real Estate-ka Soomaaliya!

✨ La kulan qubaro ku xeel dheer dhismaha, injineernimada iyo hantida ma-guurtada
✨ Ka faa’iidayso fursado maalgashi oo cusub
✨ La xiriir bangiyo, shirkado dhismo & maalgashadayaal gudaha iyo dibadda ah

πŸ’‘ Fursad dahabi ah oo aad ku baran karto suuqa hantida maguurtada Soomaaliya iyo sida aad uga qayb qaadan karto horumarkiisa.

πŸ‘‰ Ha ka maqnaan! Mustaqbalkaaga dhismaha iyo maalgashiga wuxuu ka bilaabmaa halkan.
---
:

13/09/2025

πŸ’‘ 30 jir oo Million Dollar ka sameeyey Real Estate!

Ma taqaanaa in dhalinyaro Soomaaliyeed ay hantida ma-guurtada ku gaareen heer caalami ah?
Waxay ka bilaabeen hal mashruuc, maanta waxay leeyihiin dhismayaal iyo shirkado malaayiin dollar ah.

13/09/2025

πŸ—οΈ Caqabadaha Shirkadaha Dhismaha Soomaaliyeed πŸ—οΈ

Shirkadaha dhismaha ee Soomaaliya waxay wajahaan dhibaatooyin badan

11/09/2025

🌍✨ SOMALI REAL ESTATE EXPO 2025 ✨🌍
πŸŽ“ Fursad Gaar ah oo Ardayda ah! πŸŽ“

Adigoo arday ah, maanta ayaad dhisi kartaa mustaqbalkaaga!
Ka qeybgal Bandhiga Hantida Ma-guurtada Soomaaliyeed si aad u hesho:

πŸš€ Aqoon isweydaarsi casri ah
🀝 Networking lala yeesho injineero & maalgashadayaal
πŸ—οΈ Aragtiyo cusub oo dhismo & naqshadeyn
πŸ’Ό Fursado internship & shaqo mustaqbalka

πŸ“ž Tel: 061502666

πŸ”‘ Ardayda dhiseysa mustaqbalka… Fursadani waa adinka!

-

11/09/2025

🏒 SOMALI REAL ESTATE EXPO 2025 🏒
Bandhiga Hantida Ma-guurtada Soomaaliyeed

✨ Ka soo qeybgal bandhigan si aad fursad ugu hesho:
βœ… Inaad kula kulanto qubaro & khubaro ku xeel dheer dhismaha iyo injineernimada
βœ… Inaad la xiriirto shirkadaha dhismaha, maalgashadayaasha gudaha & dibadda
βœ… Inaad ogaato fursadaha maalgashi iyo horumar ee dhismaha & hantida ma-guurtada Soomaaliya

πŸ“ž Wixii faahfaahin & isdiiwaangelin: 061502666

πŸ‘‰ Ha seegin fursadan!
Book Your Booth NOW!

11/09/2025

πŸ“’ OGEYSIIS RASMI AH πŸ“’

Shirkadaha Soomaaliyeed ee Nairobi!

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan shirkadaha ku shaqeeya:
πŸ—οΈ Dhismaha
πŸ“ Injineernimada
🧱 Qalabka Dhismaha
🏒 Real Estate

In ay fursad gaar ah u hayaan ka qeybgalka Bandhiga Somali Real Estate Expo – Muqdisho 2025.

πŸ‘‰ Bandhiggan waa goobtii ugu weynayd ee lagu soo bandhigo mashaariicda dhismaha iyo hantida ma-guurtada, lana kulmo:
βœ… Maalgashadayaasha gudaha & dibadda
βœ… Bangiyada & hay’adaha maaliyadeed
βœ… Qoysaska iyo bulshada doonaysa guryo & maalgashi
βœ… Shirkado Soomaaliyeed iyo kuwa caalami ah

Ha seegin fursaddan!

08/09/2025

πŸ—οΈ KA GANACSIGA REAL ESTATE-KA SOOMAALIYA πŸ—οΈ
Maalgashiga dhismaha iyo saameyntiisa dhaqaale: Fursadaha iyo caqabadaha

Hantida Ma-guurtada (Real Estate) waa laf-dhabarta horumarka magaalooyinka iyo koboca dhaqaalaha. Soomaaliya maanta waxaa ka jira:
βœ… Fursado ballaaran oo maalgashi gudaha & dibadda ah
βœ… Suuq dhisme oo sii fidaya, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn
βœ… Caqabado ay ka mid yihiin sharci dejin, maalgelin iyo kaabayaasha

πŸ“’ SOMALI REAL ESTATE EXPO 2025 πŸ“’
Bandhig weyn oo ay ku kulmayaan shirkadaha dhismaha, maalgashadayaasha, bangiyada, iyo hal-abuurayaasha mustaqbalka dhismaha Soomaaliya.

Fursad u gaar ah oo aad ku:
🏒 Soo bandhigto mashruucaaga
🀝 La kulanto maalgeliyayaal muhiim ah
🌍 Ka qaybqaadato dhisidda mustaqbalka magaalooyinka Soomaaliyeed

https://vm.tiktok.com/ZMAhn2geW/?_ia=1lce8m3gf1b20E

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Real Estate Expo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Real Estate Expo:

Share