Caafimaad Tv

Caafimaad Tv Ka Daawo Barnamijyo Warar Iyo Doodo Caafimaadka Somalida iyo Caalamka Ku Saabsan.

19/08/2026

5 Arin hadii aad samayso Waxa aad ilaalisay caafimaadka Kiliyahaaga.

Allah unaxariistee Waxaa Muqdisho  geeriyooday  Salaad Isaaq Daa'uud oo ka mid ahaa bahda  kooxda Kalamaan ee Radio Kulm...
19/08/2026

Allah unaxariistee Waxaa Muqdisho geeriyooday Salaad Isaaq Daa'uud oo ka mid ahaa bahda kooxda Kalamaan ee Radio Kulmiye Wuxuu Ahaa Maajaajiliste Caan Ah

Bahda Caafimaad Tv Waxay Qoyskiisa iyo saaxiibadiisa ayan ugu tacsiyenaa geerida ku timid Salaad Isxaaq

Alla yaraxma

18/08/2026

Fariin Wacyigalin : Gawracatadu Waxay Halis Ku Tahay Caafimaadka Ubadkaaga Balsa Hadii Aad Ka Talaasho Waad Ka Guulaysan Kartaa

Dr Yaasir Khaliif Cali Dhaqtar Caruurta Oo Ka Hawl Gala Isbitaalka Ordogan Ex Digfeer Ayaa si Diiran Kugula Wadagaya Fariintaan

17/08/2026

Waraysi Garaad oo ka warbixinaya kullan Xukuumada Soomaliya Oo Diyaarinaysa Sharciga dhawrista Nadaafada Dalka

La Kulan Dhaqtarka Haweenka iyo Qaliimada Ee Isbitaalka ex Digfeer Ee Ordogan
16/08/2026

La Kulan Dhaqtarka Haweenka iyo Qaliimada Ee Isbitaalka ex Digfeer Ee Ordogan

16/08/2026

5 Taan Calaamad Hada Isku Aragto Xaaladada Caafimaad Caadi Maaha
Dr Liibaan Siyaad
Jubba hospital
Caafimaad Tv

Dr.Mahad Sadik Mukhtar Dhakhtarka ku takhasusay daweenta xanuunada ku dhaca sambabada iyo saableyda ahna Madaxa qeybta S...
15/08/2026

Dr.Mahad Sadik Mukhtar Dhakhtarka ku takhasusay daweenta xanuunada ku dhaca sambabada iyo saableyda ahna Madaxa qeybta Sambabada ee Isbitaalka Tababarka iyo Cilmi baarista Recep Tayyip Erdoğan ayaa u jeediyey Dhakhaatiirta Isbitaalka Seminar iyo cilmi baaris Muhiim ah oo ku saabsanaa Fikrada iyo Qaabka loo wajaho dhakhaatiirta Ka jawaabta Xanuunka Xinjirta ooda Xididada Sambabada ( Concept and Approach Of Pulmonary Embolism Response Team: From Concept to Core Team) Dhakhaatiirta ayaa ka niqaashay In habkaan uu yahay habka ugu casrisan uguna muhiimsan

Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed ee Gudbay dhamaan.
15/08/2026

Hambalyo Ardayda Soomaaliyeed ee Gudbay dhamaan.

13/08/2026

Warbixin Xukuumada Soomaliya Oo Diyaarinaysa Sharciga dhawrista Nadaafada Dalka

Qeybta 1 Sawiro Xukuumada Soomaliya Oo Diyaarinaysa Sharciga dhawrista Nadaafada Dalka
13/08/2026

Qeybta 1 Sawiro
Xukuumada Soomaliya Oo Diyaarinaysa Sharciga dhawrista Nadaafada Dalka

Address

Dabka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 10:00 - 22:00
Tuesday 10:00 - 22:00
Wednesday 10:00 - 22:00
Thursday 10:00 - 22:00
Friday 15:00 - 22:00
Saturday 10:00 - 22:00
Sunday 10:00 - 22:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafimaad Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share