
18/09/2025
Haddii aad rabto mustaqbal wanaagsan maalin kasta tallaabo yar qaad hana noqon qof riyooyinkiisa dhawaaq uun yihiin oo sameey ficil yar Raga iyo dhalinyarada qiimaha leh waa kuwa noloshooda wax ku biiriya, bulshada wax ku tara, qoysaskoodana astaan u noqda
𝐒𝐮𝐛𝐚𝐱 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞