SNN Somali News Network

SNN Somali News Network Media Coming soon will be the SNN television and Radio broadcasting to all our viewers and listeners wherever they may be.

Somali News Network (SNN) is independent news agency found by a team of Somali intellectuals in 2002 who were dedicated in making a difference the way news is reporter. Our reporters are currently stationed cities a cross Somalia, Ethiopia, and Kenya and we are recruiting many more reporters, we are also based in main cities in North America, Europe, and the Middle East. We promise to reach out e

ach and every one. SNN is committed to follow the path of objective journalism we go behind the scene in reporting news. We are currently seeking skilled reporters with a minimum of three years experience or with a BA in journalism/Communication. We encourage and welcome all applicants. Please visit us at www.snnnews.net

Email us at [email protected]

03/10/2021

Cajiib - saana ma noo danbeysay

04/10/2019
12/09/2019

Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen shabakad carruurta ka ganacsan jirtay oo siddeed haween ah iyo saddex rag ka kooban.

Taliye ku-xigeenka booliska, Jen Sakiya Huseen ayaa qoraal ay ku baahisay boggeeda Facebook ku sheeg in howlgalka ay fuliyeen hoggaanka dembi baarista ee CID. Sidoo kale waxaa howlgalka lagu soo furtay 11 carruur oo ay booliska oo ku sheegeen inay ahaayeen ‘beec sugayaal’.

“Ciidanka Booliiska gaar ahaan Hoggaanka Dembi Baarista ee CID ayaa soo qabtay shabakad ka ganacsata caruurta taasoo la daba joogay muddo hal bil waxaana howlgalkaas lagu soo qabtay 11 eedeysaniyaal oo 8 ay yihiin haween.

Sidoo kale waxeey ciidanka soo badbaadiyeen 11 caruur da'dooda u dhaxeeysa 12 sano jir illa 7 bil jir kuwaas oo ah beec-sugiyaal oo hada ay xanaaneenayaan ciidanka boliiska intii laga baadigoobaya waalidiintooda.”ayay tiri Jen. Sakiya.

26/07/2019
12/05/2019

Address

Mogadishu
KM4

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SNN Somali News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SNN Somali News Network:

Share

Category