Raascaseyr Media Group

Raascaseyr Media Group Raascaseyr Media Network

02/01/2023

MW Xasan Sheekh oo Booqday Ciidanka Cusub.

06/04/2022

FALANQAYN: Digniinta NISA ee dilka madaxda dalka MAXAA ku soo aadiyay xilligan lagu jiro dhamaystirka doorashada Soomaaliya.

04/04/2022

Adna channel oo la jabsaday.

Guntanka (Quorum) Xildhibaanada loo baahanyahay in ay doortaan Gudoonka BFS iyo Madaxweynaha JFS‼️Sida ku cad qodobka 65...
02/04/2022

Guntanka (Quorum) Xildhibaanada loo baahanyahay in ay doortaan Gudoonka BFS iyo Madaxweynaha JFS‼️

Sida ku cad qodobka 65aad dastuurka Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha Golaha Shacabka (139 Xildhibaan).

Sidoo kale sida ku cad qodobka 73aad dastuurka Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo ku-xigeennadiisa waxaa codayn qarsoodi ah ku doorta aqlabiyadda tirada guud ee xubnaha Aqalka Sare (28 Senator).

Sidoo kale sida ku cad qodobka 89aad dastuurka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waa in ay joogaan ugu yaraan saddex meelood labo tirada guud ee Gole walba ee Baarlamaanka Federaalka (184 Xildhibaan Golaha Shacabka iyo 36 Senator Aqalka Sare ah).

Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare mid waliba fadhigiisa koowaad waxa guddoominaya qofka ugu da’da weyn, kadibna waxaa si degdeg ah loo gudageli doonaa doorashada gudoonka inshaa’allaah.

Mahad Salad

21/03/2022

Xalqad Cusub
🔻
Musalsal ka Habboon Xalqadiisa 19 - AAD Ka Daawo Astaan Drama Caawa 8️⃣:0️⃣0️⃣ Fiidnimo

15/03/2022

: Mahado Barre, waa hooyo aragga naafo ka ah oo aan waxba u jeedin, waxa ay ku nooshahay Xerada Barakacaasha ee ku taalla duleedka magaalada Muqdisho. Mahado, waxa ay falkisaa darmo iyo dambiilo si ay nolosheeda ugu maareeyso, balse ayaan darro lacagta ay ka hesho shaqadan adag ee ay qabato kuma filna nolosheeda.

19/02/2022

Marka aad joogta halkan waa iska caadi inaad iibsato kilidaada.

Cajiib sheikhowSidiiq kiinaan waa wiil yar oo kenya u dhashay, wuxuu ahaa agoon aan haysan cid xanaaneysa, waxaa isugu d...
18/02/2022

Cajiib sheikhow

Sidiiq kiinaan waa wiil yar oo kenya u dhashay, wuxuu ahaa agoon aan haysan cid xanaaneysa, waxaa isugu darsamay cuduro, gaajo, nafaqa darro iyo daryeel la'aan, isagoo dhulka iska yaalla ayaa waxaa la kulmay maalqabeen sucuudi ah oo lagu magacaabo sheekh cabdiraxmaan Al-Samiid sanadkii 1992.

Wuxuu kafaalo qaaday daryeelkiisa iyo daaweyntiisa ilaa uu ka caafimaaday, oo uu waxbarasho ka bilaabay, dhowr sano kadib ayuu wiilkii yaraa qur'aanka xifdiyey..

Hadda wuxuu ka qeyb- galaa tartamada qur'aanka kariimka isagoo dhowr jeer la tartamay waddama soomaaliya, sucuudiga, imaaraatka iyo malaysia...

(وَمَنْ أَحْيَاهَا فَكَأَنَّمَا أَحْيَا النَّاسَ جَمِيعًا)

✍ Mustaf Awil Hassan

03/02/2022

Nolosha Barafka

27/01/2022

Cabdiraxmaan Xaji Maxamed Gobdoon, Ruug-caddaagii Saxaafadda Soomaaliyeed, Wariyihii Gaarka ahaa ee Madaxweynaha, Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wariye Caalami ah, Xeel-dheere hodan ku ah Afka iyo Dhaqanka, Bare sare oo saxaafadeed iyo ileys ay iftiinsadaan dhammaan Wariyeyaasha Soomaaliyeed.

18/01/2022

Gabar yar oo indhaheedii ku waysay daawo Dhaqtar uu u qoray waa arin xanuun badan.

Address

KM4 Makka Al-mukkarama Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 01:00
Tuesday 06:00 - 01:00
Wednesday 06:00 - 01:00
Thursday 06:00 - 01:00
Friday 06:00 - 01:00
Saturday 06:00 - 01:00
Sunday 06:00 - 01:00

Telephone

+252618949021

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raascaseyr Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category