Som China Hub

Som China Hub Macmiil qanacsan waa hantida ugu weyn ee ganacsi leeyahay. Adeeg hufan, iyo mustaqbal waara. Ujeedadeennu waa inaan abuurno qiimo ka weyn filashada. asak

06/09/2026

Aad ma ugu baahnayd in gurigaagu yeesho
muuqaal casri ah oo indhaha soo jiita?
Qaaciyada compressed ka ah ee cusub ayaan
kuu haynaa, waxa ay isku darsadeen qurux, tayo saraysa, iyo raaxo dhammaystiran.

02/09/2026

Maanta waxaan Dalxiis ku tagay buur si cajiib ah loogu sameeyay qaab qurux badan oo Dalxiis.


21/08/2026

๐Ÿš… From Guangzhou to Shaoxing: Sourcing Chinaโ€™s Best Textiles! ๐Ÿงตโœˆ๏ธ
Taking you on a business trip from the bustling trade hubs of Guangzhou to Shaoxing, home to Keqiao, the worldโ€™s largest textile market! Whether itโ€™s premium fabrics, quality control, or direct factory sourcing, we bring the best deals straight to your business. Follow along as we inspect materials, negotiate prices, and consolidate cargo! ๐Ÿ“ฆ๐Ÿ’ผ

15/08/2026

Hadaad aroosan rabto waxaan 1000$
gaadhayn ku qurxiso gurgaaga anaga ayaa kuu
hayna fursadaa oo kula dareen ah WhatsApp ka profile ka saaran igala soo xidhiidha.


15/08/2026

Waxaan idiin haynaa waxsoosaarkii ugu dambeeyay ee magaalada Foshan ee wadanka shiinaha taa oo caanku ah alaabta guriga. Laga bilaabo set-yada fadhiga (Sofa), kuraasta cuntada, sariiraha raaxada leh, ilaa iyo agabka xafiisyada.

13/08/2026

Maanta waxaan booqday tukaanka One Dollar ee wadanka Shiinaha ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณAlaab badan oo qurux badan iyo qiimayaal la yaab leh!

Shiinaha runtii waa meel wax walba laga heli karo .

๐ŸŒƒ
12/08/2026

๐ŸŒƒ

11/08/2026

Suuqyada Shiinaha waa meel ay fursado badan ka bilowdaan.

๐Ÿ“Œ Abdikarim Mohamed
๐Ÿ“ข Waxaan kuu samaynanaa adeeg casri ah, Kobci ganacsigaaga
๐Ÿ’ฌ Nagala soo xidhiidh:
+8615542605950
+252634870990
โœ‰๏ธ DM for Business.

01/08/2026

Markasta oo aan alaab baadhayno (inspection), tayada iyo badbaadada ayaa noo ugu horeysa! ๐Ÿ”๐Ÿ“ฆ

Alaabtii ugu dambeysay ee aan soo iibinay waan dhamaystirnay baadhisteeda, wax kastaana sidii loogu talo galay ayay ahaayeen 100% Top Quality! ๐Ÿ‘Œโœจ

Maxaad u malaynaysaa alaabtan? Aragtidaada hoos noogu reeb! ๐Ÿ‘‡

Waqti ayaa iman doona noloshaada  qaar ka mid ah dadka ay ka qoomamayn doonaan sida  khaldan ee ay kuula dhaqmeen. I aam...
15/04/2026

Waqti ayaa iman doona noloshaada qaar ka mid ah dadka ay ka qoomamayn doonaan sida khaldan ee ay kuula dhaqmeen. I aamin, dhab ahaantii way iman doonta.


Address

150
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som China Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Som China Hub:

Shortcuts

Share