Telefishinka Sugow yare

Telefishinka Sugow yare here is sugow yare Tv
(1)

Suldaanka guud ee boqortooyada QOWMIYADDA EYLO suldaan  Maxamed Sharey Iman ayaa saxiixay buiga DIIWAANKA tacsida EE kab...
11/10/2025

Suldaanka guud ee boqortooyada QOWMIYADDA EYLO suldaan Maxamed Sharey Iman ayaa saxiixay buiga DIIWAANKA tacsida EE kabtan cisman Xaaji mursal (kaarabiin) oo dhawaan dagaal ay ku dishay kooxda AS

HIRSHABEELLE SANAD GUURO WACAN
05/10/2025

HIRSHABEELLE SANAD GUURO WACAN

05/10/2025
05/10/2025

For more follow me.

Warbixin lagu baahiyay warbaahinta dawladda ayaa lagu sheegay in gaarigii ku qarxay godka jilacow uu ka yimid gobolka Sh...
05/10/2025

Warbixin lagu baahiyay warbaahinta dawladda ayaa lagu sheegay in gaarigii ku qarxay godka jilacow uu ka yimid gobolka Sh/hoose kadibna uu kasoo gudbay baraha kontorool ee magaalada dhex yaala ayadoo aan la tuhmin

Muuqaalo ay duubeen kaamirooyika wadooyinka ku xiran waxaa ka muuqda gaari nooca Soomaalidu u taqaan Cabdi Bilaha oo wadooyinka Muqdisho dhex maraya illaa uu ka gaaro godka Jilacow

Warbixintaan waxaa lagu sheegay inay jirin cid ka baxsatay xabsiga godka jilacow
Faahfaahinta halkaan kala soco.

07/04/2025

Kuwii Darajadiisa ka Beensheegay Xiray oo ihaanaystay iyo Kuwii Sumeeyay ayaa maanta dadka ugu Walwal badan

07/04/2025

Deg deg general sheegow oo geeriyooday

Rasmi:- General Sheegoow ayaa ku dhintey isbitaalka Digfeer . Xogta sugan ee aan helnay ayaan idinla wadaagayaa.
07/04/2025

Rasmi:- General Sheegoow ayaa ku dhintey isbitaalka Digfeer . Xogta sugan ee aan helnay ayaan idinla wadaagayaa.

فليك لا يقدر كبير ولا صغير 🔥في 150 يوم فقط .. فليك أعاد هيبة برشلونةأن تقابل بايرن ميونخ وتهزمه برباعية ثم بعد 3 أيام تل...
28/10/2024

فليك لا يقدر كبير ولا صغير 🔥

في 150 يوم فقط .. فليك أعاد هيبة برشلونة

أن تقابل بايرن ميونخ وتهزمه برباعية ثم بعد 3 أيام تلعب كلاسيكو الأرض وتهزم ريال مدريد برباعية أيضاً في البرنابيو وبين جمهوره فهذا لا يفعله سوى برشلونة

في أربعة أيام فقط وبالأربعة في المرتين برشلونة عاد وأعاد الهيبة
مع فليك الجميع يجب أن يخشى برشلونة

فليك سيمحي نسخة برشلونة غوارديولا من الذاكرة
فليك صنع نادي مرعب في أوروبا 💙❤️

QALADKA UGU WEYN OO NAFTODA KA GALEEN DUMARKA SOMALIYEED THAT WHY SHUKANSI DHANBA ISAGA DHAAFAY QAASATAN NAAG CAD UGA LE...
28/10/2024

QALADKA UGU WEYN OO NAFTODA KA GALEEN DUMARKA SOMALIYEED

THAT WHY SHUKANSI DHANBA ISAGA DHAAFAY QAASATAN NAAG CAD UGA LEXDAY

FAMILKEDA WAA IN AAN AQAANO NAGTII IS BARANO XITAA WOLOW AAANAN RABIN NAAG AAN AQONIN YARANTEEDII

Hogaanka sar sare ee Jiilka Boqortooyada Eylo  oo maanta kullan yeeshay
04/10/2024

Hogaanka sar sare ee Jiilka Boqortooyada Eylo oo maanta kullan yeeshay

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252618402641

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telefishinka Sugow yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Telefishinka Sugow yare:

Share