Masiir

Masiir Masiir Dhacdo iyo muuqaal kooban oo aad ku ogaan karto macluumaad badan.

23/03/2026

Dowladda Federaalka Somaliya ayaa sheegtay in madaxwenaha Konfur Galbeed Laftagareen uu xilkiisa Mudo-dhaaf yahay.

Balse, waxaa la isweydiin karaa. Mudo-dhaafkan goorma ayay xasuusatay dowlada dhexe.

Madaxweyne    talo kasta waan siinay, waan u naseexeynay, haddana tallaabo kasta oo uu qaado wax bay sii kala fogeynaysa...
22/03/2026

Madaxweyne talo kasta waan siinay, waan u naseexeynay, haddana tallaabo kasta oo uu qaado wax bay sii kala fogeynaysaa. Markale waxaan siinayaa talo naseexo ah; min fadlak dadkeena abaarta la tacaalaya haddii aadan wax u qaban karin dagaal iyo qax haku sallidin.

Saaxiibada Madaxweynaha waxaan leeyahay ‘saaxiibkiin xaqa ugu hiiliya oo gacanta qabta, haddaad kari waydaan ugu yaraan iska barri-yeela sidan si sax mahee.’

Thabit Cabdi Maxamed
Guddoomiyihii h**e ee G/Banaadir
Iyo Duqii Muqdisho

Shikh Mustafe " yeenan hiil u noqon cadowga sahyuuniga , yeenan kaalin ka noqon sidii loo dhisi lahaa israaiisha weyn "
22/03/2026

Shikh Mustafe " yeenan hiil u noqon cadowga sahyuuniga , yeenan kaalin ka noqon sidii loo dhisi lahaa israaiisha weyn "

Address

Mogadishu
254

Telephone

+25277049303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masiir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Masiir:

Shortcuts

Share