Mustafa Hassan Abdi

Mustafa Hassan Abdi Kusoo dhawoow mareega aan ku leeyahay Facebook oo kamid noqo sxbada inagu xiran Somali Journalist | Freelance Producer | Video & Photographer |

Mustafa Hassan Abdi is a highly skilled Somali journalist based in Mogadishu. He has over seven years of experience in television and radio broadcasting, leveraging his knowledge and expertise to become a prominent figure in the media industry.

23/09/2025

Dr Shaafii

22/09/2025

Teknolojiyada Casriga ah: Faa'iidooyinka Ay U leedahay Dadka Dhagoolayaasha ah

21/09/2025

Technologyadda Casriga ah iyo Dadka Maqalka La'"Waxaa inoo marti ah Abdiwali Mohamed, oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed kana shaqeeya arrimaha dadka naafada ah, gaar ahaan kuwa maqalka la’.

19/09/2025

Dr Shaafii oo ka soo saaray Hooyo Soomaaliyeed buro ku dhow 20kg

16/09/2025

𝗧𝗵𝗲 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗔𝗱𝘃𝗼𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗔𝘄𝗮𝗿𝗱 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗬𝗲𝗮𝗿 𝗗𝗿. 𝗦𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶𝗶

16/09/2025

Dhibaatada Suuqyada ee Haysata 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗼𝗼𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮: Wada Sheekeysi aan La Yeeshay Maxamed, Mid ka Mid ah 𝗗𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗠𝗮𝗾𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗟𝗮’

Dr Shaafii  ayaa lagu abaalmariyay “𝗧𝗵𝗲 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗔𝗱𝘃𝗼𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗔𝘄𝗮𝗿𝗱 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗬𝗲𝗮𝗿”  oo ay bixiso Somali Social Media Awards...
16/09/2025

Dr Shaafii ayaa lagu abaalmariyay “𝗧𝗵𝗲 𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵 𝗔𝗱𝘃𝗼𝗰𝗮𝘁𝗲 𝗔𝘄𝗮𝗿𝗱 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗬𝗲𝗮𝗿” oo ay bixiso Somali Social Media Awards, taasoo muujinaysa kaalinta hoggaamineed ee uu ka qaatay horumarinta caafimaadka casriga ah ee dalka.

Abaalmarintan waxaa sabab u ah hal-abuurnimada iyo adeegyada casriga ah ee uu ku soo kordhiyay caafimaadka, gaar ahaan adeegsiga teknolojiyadda digital-ka si bulshada loogu gaarsiiyo adeegyo caafimaad oo tayo sare leh.

15/09/2025

Ileys Podcast (𝗤𝗮𝘆𝗯𝘁𝗮 𝟮𝗮𝗮𝗱): Maxaa hortaagan ansixinta Luuqadda Tilmaamta ee Dhagooleyaasha? Wareysi gaar ah ayaan la yeelanay Muse Hassan Ahmed.

14/09/2025

𝗤𝗮𝘆𝗯𝘁𝗮 𝟭𝗮𝗮𝗱 – 𝗫𝘂𝗾𝘂𝘂𝗾𝗱𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗼𝗼𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 & 𝗔𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗸𝗮 𝗦𝗢𝗡𝗔𝗗

Wareysi gaar ah oo Ileys Podcast uu la yeeshay Muse Hassan Ahmed, oo kamid ah dadka maqalka la’, isagoo si qoto dheer uga hadlay xuquuqda dhagoolayaasha Soomaaliyeed.

11/09/2025

Dr. Shaafii oo si guul leh uga soo saaray 33 fure iyo labo birqabad bukaan ku jiray xaalad halis ah.

Dr Shaafii

05/09/2025

Dr Shaafii oo Ka Mahadceliyay Booqashada Sheikh Mustafa Ali iyo Sheikh Maxamed Ibraahim Dulmi Diid ee Isbitaalka

Mustafa Hassan Abdi
Sh Maxamed Ibraahim Dulmi Diid
Kow Somali Media

Address

Mogadishu

Telephone

+252614414545

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustafa Hassan Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mustafa Hassan Abdi:

Share