19/10/2025
Qoyskan barakaysan waxay isqabaan muddo 13 sano ah. Xaaska, oo lagu magacaabo Faadumo, waxay u dhashay 12 carruur ah, balse nasiib darro dhammaantood way geeriyoodeen. Maanta ayaa la xaqiijiyay in cunugii 12-aad uu geeriyooday 😢.
Waa murugo iyo imtixaan culus oo Eebbe kaliya fahmi karo.
Waxaan Allah ka baryeynaa inuu qaboobo qalbigooda, murugada uga beddelo samir iyo rajo, uguna beddelo ubad nool oo caafimaad qaba.
🤲 Ilaahow, u arsaaq Faadumo iyo ninkeeda ubad nool oo ay dhabtooda saaraan, farxad iyo kheyrna ku helaan.
Ilaahow imtixaankan uga dhigo mid ajar iyo barako u keena,.
اللهم ارزقهم ذرية طيبة، واجعل صبرهم هذا سببا لدخول الجنة 🤍🤲🤲