Howlwadaag

Howlwadaag ku dhawaaada dhamaan dhallinyarada iyo kuwa cuslaaday halkaan
(3)

21/02/2024

Noloshu ma’aha dhibaato in la xalliyo u baahan, balse waa xaqiiqo in lagu waayo qaato u baahan

03/06/2019
21/01/2017
DF oo si lama filaan ah war uga soo saartay Shacabkii Ay dileen Ciidanka Itoobiya:
19/07/2016

DF oo si lama filaan ah war uga soo saartay Shacabkii Ay dileen Ciidanka Itoobiya:

War-saxaafadeed kasoo baxay wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa looga hadlay falkii shalay ciidanka Itoobiya ku dileen dad shacab ah.

Ciidanka Somaliland oo Soomaali & Itoobiyaan Badan Xiray:
19/07/2016

Ciidanka Somaliland oo Soomaali & Itoobiyaan Badan Xiray:

Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Soomaaliland waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu xiray dad badan oo Soomaali iyo Itoobiyaan ah.

XOG & CADEYN: Xildhibaano Mooshin ka gudbiyey Duqa Magaalada…:
19/07/2016

XOG & CADEYN: Xildhibaano Mooshin ka gudbiyey Duqa Magaalada…:

10 xildhibaan oo ka mid ah 27-ka xildhibaan ee golaha degaanka magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka keenay Duqa magaalada Garoowe Xasan Goodir, iyagoo mooshinkooda ku caddeeyay qodobo fara badan oo ay duqa ku haystaan.

Magacyada Dadkii rayidka ahaa ee Itoobiya ku xasuuqday Awdiile:
19/07/2016

Magacyada Dadkii rayidka ahaa ee Itoobiya ku xasuuqday Awdiile:

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan dadkii ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen degaanka Aw-diinle ee Gobolka Baay, waxaana halkaasi booqday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Midowga Yurub oo Digniin Doorashada Somaliya soo saaray:
19/07/2016

Midowga Yurub oo Digniin Doorashada Somaliya soo saaray:

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Brussles Ee Dalka Belgium ayaa waxa Mas’uuliyiinta Midowga Yurub ay kaga hadleen Arimaha Soomaaliya.

Al Qaacida oo Bayaan Hanjabaad ah Soo Saartay kuna Socda...:
19/07/2016

Al Qaacida oo Bayaan Hanjabaad ah Soo Saartay kuna Socda...:

Kooxda Al Qaacida ayaa bayaan ay soo saartay oo dhowr bog ka kooban waxa looga hadlay Xaalad Xasaasi ah oo hadda ay u arkaan inay tahay mid deg deg looga fal celiyo.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Telephone

0617088277

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Howlwadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share