Mohamed caato

Mohamed caato You

08/09/2026

Adiga ma isku dhaga hadashay balo Ku dagtay

07/09/2026

Reer mogadisho oo nacay xasan shiiq saxan anyax

23/08/2026

Shababka Ku dhaqan magalada mogadisho in sidaan maalin walbo isku fiirasada waa wax an loo dul qaadan Karin
ethiopian boqolaalo ciidan wato iska saarteena ma xasan anyax iska dhicin la dihiin

15/08/2026

Taliye Shub waa jini arag😀

15/08/2026

Xasan munafaq habaar kuguma yaro aduun iyo aaqiro balaayo dhuunta allaha Ku galsho aamin dhahaha

14/08/2026

Isdilaaci adiga 😂😂 waa Raysalwasaare ugu gundhob Sanaa ee Somalia somaro balo Ku dagtay

12/08/2026

Adiga inta isku kacday ma isaso qarxisay😂😂😂😂😂😂😂

"Abaabul Muqdisho Halka uu ku Dambeeyay: Taliye ku Xigeenkii JIT oo Maxbuus ku ah Gaalkacyo"​Isbeddelka degdegga ah ee s...
05/08/2026

"Abaabul Muqdisho Halka uu ku Dambeeyay: Taliye ku Xigeenkii JIT oo Maxbuus ku ah Gaalkacyo"
​Isbeddelka degdegga ah ee saaxadda dagaalka Gaalkacyo ayaa daaha ka qaaday markhaati toos ah oo muujinaya halka ay salka ku hayso hoggaaminta colaaddaas. Cabduqaadir Cismaan, oo ahaa Taliye ku Xigeenkii Ciidanka Gaarka ah ee JIT ahna Dhibane/Labo Xiddigle Booliska Soomaaliyeed, ayaa hadda ka mid ah maxaabiis ay gacanta ku hayso Puntland.
​Muddo laba bilood ka hor ah (9-kii May), Cabduqaadir wuxuu ka mid ahaa saraakiishii fadhiyo muhiim ah ku lahayd Muqdisho, halkaas oo lagu soo qorsheeyay gacan-ka-hadalkii lagu cabudhinayay mudaaharaadyadii mucaaradka iyo shacabka. Maanta oo ay tahay 5-ta August, isla sarkaalkii wuxuu maxbuus ku yahay Gaalkacyo—tani waxay markhaati madoon u tahay in colaadda salka ku haysa Puntland ay tahay mid toos looga soo maamulay xarunta dhexe ee Muqdisho.

05/08/2026

Gaalgacyo 👀👀👀👀

05/08/2026

Xasan shiiqoow mesha ma ahne koofur galbeed casharada wax kabaro

Address

Mogadishu

Telephone

+252615950445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed caato posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category