DBN NEWS

DBN NEWS DANAN Broadcasting Network (DBN) is a Radio and Television News Organization Based in Mogadishu

08/09/2026

Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bari Axmed Diiriye "Haddaa nahay reer waqooyi bari ka waasaarad ahaan waxaan diyaar unahay inaa la shaqeyno Wasaaradda Warfaafinta DFS."

08/09/2026

Maamulka Gobolka Banaadir oo qaati ka taagan dad Musqulahooda iyo wasaqda ku xiray Biyo-Mareenada
Muqdisho ayaa digniin adag soo saaray.

08/09/2026

Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Xayir "Furitaanka shirkan, Dowladda, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, wuxuu muhiim noogu yahay mideynta fariimaha dowladda, si bulshada loo gaarsiiyo xog sax ah oo lagu kalsoonaan karo."

08/09/2026

Wasiirrada Warfaafinta Dowlad Gobaleedyada iyo Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya oo maanta saxiixaya heshiisyo quseeyo Mustaqbalka Warbaahinta Dalka.

08/09/2026

"Dadka shaqa tagay ee hadda haysan sifo sharci ah oo masuulayadeed waxaa la rabaa dadka reer Putland in aysan qasin"

Deni oo weerar afka ah ku qaaday MW Xasan Sheekh.

08/09/2026

Caawinaadii Turkiga uu nacaawinaayey waxaan aamin samahay qaab qaldan in looga faaideysanayo.

Aragti Shacab.

Laftagareen iyo maamulkiisa ayaa sheegtay in ay hakisay Duulimiyaad Diyaaradaha ee Baydhabo amarkaan ay soo saareen Laft...
07/09/2026

Laftagareen iyo maamulkiisa ayaa sheegtay in ay hakisay Duulimiyaad Diyaaradaha ee Baydhabo amarkaan ay soo saareen Lafta Gareen iyo maamulkiisa ma noqon doonaa mid shaqeeya?

07/09/2026

Taariikhdu waa ay is qori doontaa maalin maalmaha ka mid ah ayaa lala xisaabtami doonaa Xasan Sheekh iyo inta la shaqeysa.

Afhayeenkii Koonfur Galbeed Ugaas Xasan.

07/09/2026

Baardheere waa Jubbaland ee ma ahan Muqdisho xaafad ka mid ah iyo degmo ka mid ah, yaan la daalin.

Wasiir h**e Dhaay.

07/09/2026

Dadka meesha joogo dowladaa nahay dhahaaya banaanka ha u soo baxaan.

Malaaq Soorey oo ka mid ah ciidanka Lafta Gareen.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DBN NEWS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DBN NEWS:

Shortcuts

Share