Radiowadaag

Radiowadaag Wadaaag waa wehel kaada koowaad ku xernoow idaaacada idacada wadaag waa warbaahin dhax dhaxaad ah oo u adeegta shacabka soomaaliyeed wadaag96.5

wadaag waa wehelkaaga

13/12/2025

DEG-DEG: Ra'iisul wasaare Xamse ayaa amray in Shahaadada dowladda la siiyo ardayda aan nasiibka u helin in ay galaan Imtixaanka Qaranka

13/12/2025

Wasiir Roobow "Shariif Saalax Taariikh ayuu nooga tagay, waxaa uu nagu leeyahay in aan u duceyno”.

13/12/2025

Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir "Waxaan dhammeystireynaa qorshaha 10-ka kun ee Macallin, sidoo kale waxaan tababareynaa dhammaan Macallimiinta hadda shaqeeya”.

13/12/2025

Ra’iisul Wasaasare kuxigeenka Dalka oo qaatay Kaarka Cod-bixinta Doorashada

13/12/2025

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO SOO GABA GABEEYEY KA DOODISTA AKHRINTA KOOWAAD EE HINDISE SHARCIYEEDKA CIIDANKA BOOLIISKA SOOMAALIYEED.

13/12/2025

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.

13/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta qaatay kaarkiisii doorashada.

Radiowadaag

Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa Danjire Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay Wasiirka Ganacsiga & Wershedaha isaga oo bedd...
13/12/2025

Raysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa Danjire Jamaal Maxamed Xasan u magacaabay Wasiirka Ganacsiga & Wershedaha isaga oo beddeleya Xildhibaan Maxamuud Geesood oo xil kaasi hayey.

DFS ayaa la filayey in ay Wasiirka Deegaanka ka dhigto Jamaal ka dib markii uu garab siiyey doorashadii Woqooyi-bari, balse ugu danbeyn waxa gaysay Wasaaaradda Ganacsiga.

Xildhibaan Ayuub Ismaaciil oo laga soo dooero Gobolka Awdal ayaa loo magacaabay Wasiirka Howlaha-guud ee DFS.
13/12/2025

Xildhibaan Ayuub Ismaaciil oo laga soo dooero Gobolka Awdal ayaa loo magacaabay Wasiirka Howlaha-guud ee DFS.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey qaar lagu kordhiyey cunaqabataynta hub ee saaran Kooxaha AS & IS; ...
13/12/2025

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa meelmariyey qaar lagu kordhiyey cunaqabataynta hub ee saaran Kooxaha AS & IS; iyada oo sida oo kale Dowlad-goboleedyada la faray in dhammaan hubka, rasaasta & qalabka milatari ee soo geleya dal ay oggolaansho uga qaataan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda Eriteriya ayaa shaaca ka qaadday in ay ka baxday Urur-goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, iyada oo sheegtey in ur...
12/12/2025

Dowladda Eriteriya ayaa shaaca ka qaadday in ay ka baxday Urur-goboleedka Bariga Afrika ee IGAD, iyada oo sheegtey in ururku lumisey 'awooddii' iyo saameyntii gobolka.

Ka-bixitaanka Eriteriya ee IGAD ayaa imanaya xilli ay sare u sii kacayso xiisadda kala dhaxaysa Itoobiya.

Kulamadii Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre  uu la galay wakiillada Beesha Caalamka ee todobaadkii lasoo dhaafay. Xukuum...
12/12/2025

Kulamadii Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre uu la galay wakiillada Beesha Caalamka ee todobaadkii lasoo dhaafay. Xukuumadda DanQaran waxa ay wadaa dadaallo dhanka isu-duwista hawlaha gaargaarka abaarta.

Address

2225
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radiowadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radiowadaag:

Share