Qarni Advert

Qarni Advert Qarni Advert is a full-service advertising company based in Mogadishu, Somalia. We provide a wide ran

Ma leedahay Academy ama Course Online ah? 🎓Website waxbarasho ayaa kaa caawinaya inaad:• Si fudud u maamusho casharrada•...
15/03/2026

Ma leedahay Academy ama Course Online ah? 🎓

Website waxbarasho ayaa kaa caawinaya inaad:
• Si fudud u maamusho casharrada
• Kordhiso ardaydaada
• U bixiso shahaadooyin otomaatig ah

🚀 Bilow maanta oo academy-gaaga u qaad heerka xiga.

📲 Nagala Soo Xiriir Hadda: https://wa.me/+252682004804
𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚
🚀

🌙 Qiimo Dhimis Gaar Ah – 10-ka Dambe ee Ramadan!Ka faa’iidayso qiima dhimis gaar ah oo loogu talagalay ganacsiyada doona...
08/03/2026

🌙 Qiimo Dhimis Gaar Ah – 10-ka Dambe ee Ramadan!

Ka faa’iidayso qiima dhimis gaar ah oo loogu talagalay ganacsiyada doonaya inay horumariyaan muuqaalka iyo joogitaankooda online-ka inta lagu jiro 10-ka dambe ee Ramadan.

Qarni Advert waxay kuu diyaarisay adeegyo muhiim u ah kobaca ganacsigaaga:

✅ Full Branding – Dhis sumad ganacsi oo xirfad leh
✅ Website Design – Website casri ah oo soo jiita macaamiil
✅ Google Business Profile Setup – Si ganacsigaaga loogu helo marka dadka ka baaraan Google

⏳ Fursaddan waa mid xaddidan oo kaliya soconaysa 10-ka dambe ee Ramadan!
Ha seegin fursadda aad ku horumarin karto ganacsigaaga adigoo ka faa’iidaysanaya qiimo dhimis gaar ah.

📲 Nagala Soo Xiriir Hadda: https://wa.me/+252682004804

𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚

🚀

𝐒𝐨𝐨𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌙Alle hanaga dhigo kuwii ka faaideysta bishan🤲
18/02/2026

𝐒𝐨𝐨𝐧 𝐪𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 🌙
Alle hanaga dhigo kuwii ka faaideysta bishan🤲

Canva yaa ku caasuume 🤣😅💔𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚Nagala Soo Xiriir : https://wa.me/+252682004804      ...
07/02/2026

Canva yaa ku caasuume 🤣😅💔

𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚
Nagala Soo Xiriir : https://wa.me/+252682004804

Howlqabadkeena sanadii h**e 💻🚀Mahadsanidiin dhammaan macaamiishii nagu kalsoonaatay 🥳🤩La shaqeyntiina ayaa noo suurtagel...
11/01/2026

Howlqabadkeena sanadii h**e 💻🚀
Mahadsanidiin dhammaan macaamiishii nagu kalsoonaatay 🥳🤩
La shaqeyntiina ayaa noo suurtagelisay inaan hirgelinno mashruucyo tayo iyo saameyn leh.

👉 Ma rabtaa in ganacsigaaga isna kor u kaco?
👉 Ma doonaysaa branding, website ama naqshad kaa soocda tartanka?

📲 Nagala Soo Xiriir Hadda: https://wa.me/+252682004804

𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚

New Year 🎉Same Things 😂👤 Anigaba waan sameesan karaa👤 Loogada soo weenee👤 Isoo celi lacagteyda
08/01/2026

New Year 🎉
Same Things 😂

👤 Anigaba waan sameesan karaa
👤 Loogada soo weenee
👤 Isoo celi lacagteyda

Jimco Wanaaagsan - جـــــــــــــــــمعہ مـــــــــــــــبارکة𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚
05/12/2025

Jimco Wanaaagsan - جـــــــــــــــــمعہ مـــــــــــــــبارکة
𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚

Ku soo biir barteena Behance si aad ula socoto shaqooyinkeena ugu dambeeyay.Waxaan halkaas ku soo bandhignaa projects cu...
23/11/2025

Ku soo biir barteena Behance si aad ula socoto shaqooyinkeena ugu dambeeyay.
Waxaan halkaas ku soo bandhignaa projects cusub, case studies, iyo fikirro hal-abuur leh oo kaa caawinaya kobcinta xirfaddaada design-ka.

➡️ Nagu soo biir https://www.behance.net/qarniadvert

𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚!

📲 Nala soo xiriir https://wa.me/+252682004804

Ganacsigaaga ka muuji Google oo kordhi muuqaalka ganacsigaaga 🔍✅ Hel macaamiil badan✅ Kor u qaad sumcaddaada 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢...
19/10/2025

Ganacsigaaga ka muuji Google oo kordhi muuqaalka ganacsigaaga 🔍

✅ Hel macaamiil badan
✅ Kor u qaad sumcaddaada

𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝟏𝟓% 𝐚𝐡, kaliya xilli xadidan!

🚀 𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚!

📲 Nala soo xiriir https://wa.me/+252682004804

Ganacsigu maanta waa digital. Haddii aadan lahayn 𝐰𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡,  waxaad luminaysaa macaamiil iyo fursado badan.Qarni...
28/09/2025

Ganacsigu maanta waa digital. Haddii aadan lahayn 𝐰𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡, waxaad luminaysaa macaamiil iyo fursado badan.

Qarni Advert waxay kuu sameynaysaa:
💻 𝐄-𝐜𝐨𝐦𝐦𝐞𝐫𝐜𝐞 𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 - si aad iibkaaga u kordhiso
🤝 𝐍𝐆𝐎/𝐂𝐡𝐚𝐫𝐢𝐭𝐲 𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 - si taageerida/donation-ka kuugu fududaado
📚 𝐋𝐌𝐒/𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞 - Wax barida online ka fudud

📲 Dalbo Website-kaaga maanta hel 𝟏𝟓% 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬 𝐤𝐡𝐚𝐚𝐬 𝐚𝐡

Nagala Soo Xiriir: https://wa.me/+252682004804

𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚

Aad ayaan ugu faraxsannahay inaan la shaqeyno 𝗢𝗱𝗱𝗮𝘆'𝘀 𝗣𝗶𝘇𝘇𝗮's & 𝗕𝘂𝗿𝗴𝗲𝗿'𝘀 oo aan u sameenay adeega 𝐋𝐨𝐠𝐨 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧.Kala soco ...
18/09/2025

Aad ayaan ugu faraxsannahay inaan la shaqeyno 𝗢𝗱𝗱𝗮𝘆'𝘀 𝗣𝗶𝘇𝘇𝗮's & 𝗕𝘂𝗿𝗴𝗲𝗿'𝘀 oo aan u sameenay adeega 𝐋𝐨𝐠𝐨 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧.

Kala soco Full Project Boggeenna Behance Mardhow 🚀

𝐐𝐚𝐫𝐧𝐢 𝐀𝐝𝐯𝐞𝐫𝐭 𝐒𝐚𝐚𝐱𝐢𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚

Nagala Soo Xiriir: https://wa.me/+252682004804

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qarni Advert posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share