Queen Dheeman

Queen Dheeman Naagaha naagtooda

Rayaan Bajaaj Xariif Cusub oo Cadaan ah la soo Wareegtay Artanaa waa na waaleysaa😂Bleacher Report Football Queen Dheeman
11/05/2024

Rayaan Bajaaj Xariif Cusub oo Cadaan ah la soo Wareegtay Artanaa waa na waaleysaa😂

Bleacher Report Football Queen Dheeman

Wax iga dhigo hadaan ku dhihi lahaa maxaa iga dhigan laheyd 🙈💖
10/05/2024

Wax iga dhigo hadaan ku dhihi lahaa
maxaa iga dhigan laheyd 🙈💖

Inuu jaceylka halis yahay Naxdin iyo wax daran yahay.
09/05/2024

Inuu jaceylka halis yahay
Naxdin iyo wax daran yahay.

08/05/2024

Ppe caawa noo kala kici

Ka reeystay bukaanadii 💔💔Queen Dheeman
08/05/2024

Ka reeystay bukaanadii 💔💔

Queen Dheeman

Gayaan kale ma waayine Jaceylban la wiiqmee.Hbn wngsn
06/02/2024

Gayaan kale ma waayine
Jaceylban la wiiqmee.

Hbn wngsn

Gaariga ninkii wadi jiree garan Haloo daayo Gunta ceelka ninka kaa ogee Garan haloo daayo.Hbn wngsan my tolka
25/11/2023

Gaariga ninkii wadi jiree garan
Haloo daayo
Gunta ceelka ninka kaa ogee
Garan haloo daayo.

Hbn wngsan my tolka

Sidaa yeel cidi ima tiraahFartaan doonan qoraa.Haben wngsan
06/11/2023

Sidaa yeel cidi ima tiraah
Fartaan doonan qoraa.

Haben wngsan

Waxaan shaleyto diidaan maantana ku hamiyaaa. Habeen wanagsan
01/11/2023

Waxaan shaleyto diidaan maantana ku hamiyaaa.
Habeen wanagsan

Adigoo dhul dheer jira halkan kaa dareema xupi.Galab wngsan
30/10/2023

Adigoo dhul dheer jira halkan kaa dareema xupi.

Galab wngsan

Shimbirba shimbirkiisa halo duuloI soo dhoweeya somaliyey.
29/10/2023

Shimbirba shimbirkiisa halo duulo

I soo dhoweeya somaliyey.

Address

Mogadishu

Telephone

+254115670098

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Queen Dheeman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share