
29/01/2025
BAAFIN
Ubax Faarax Cabdulle oo 14 sano jir ah ayaa la, waayey Xalay fiidkii h**e waxaana Qoyskeeda oogu wardambeysay iyadoo Taagan Irida ama ilinka h**e ee Gurigooda oo kuyaalla Agagaarka Saldhiga Hiliwaa Degmada Hilwaa ee Magaalada Muqdisho lamana hayo illaa Xiligan, fadlan hadii aad arakto ama aad warkahesho Nagala soo Xiriir telephonka 0614686876/615024022
MAHADSANID