RAAS MEDIA

RAAS MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RAAS MEDIA, Broadcasting & media production company, Mogadishu.

Raas Media, waxad ka heleysaan Duubista iyo Diyarinta Xayeesiimaha,
Codeynta Fariimaha sida Ogeysiis iyo wixii lamid ah, Qaadista Sawiro bilic qurxoon, Dubista Xafladaha ,
iyo adeegyada arimaha Bulshada siminarada IWM
faahfahin Dheri ah +252615667710

11/05/2026

“Maxaa isku soo aadiyay banaanbaxa iyo Doorashada” Madaxweyne Xasan Sheekh.

10/05/2026

Macalin mahdi oo fariin amniga laxiriirta u diray Xubnaha Mucaaradka.

10/05/2026

MW H**e Sheekh Shariif oo hada warbaahinta la hadlay ayaa shacabka Dibadbaxaya u diray fariintaan.

09/05/2026

Xildhibaan C/raxmaan Odawaa oo Shacabka Muqdisho udiray fariin adag.

09/05/2026

Maamulka Gobolka Benaadir oo faahfaahin ka bixiyay Banaabaxa Bari lagu wado in uu muqdisho ka dhoco.

09/05/2026

"Aaway ilmahoodii kuwa idindhahaaya soobaxa oo banaanbaxa" Macalin Mahdi Taliyaha Booliska Gobolka Benaadir.

09/05/2026

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay Musharax Xildhibaan Fowsiyo Daahir Cali oo kamid ah qurba-joogta Soomaaliyeed, isla markaana u taagan u tartamidda kursiga Sanaternimo ee beesha ay ka dhalatay ee deegaan doorashadiisu tahay Dowlad Goboleedka Jubaland.

Madaxweynaha ayaa ku amray Wasiirka Howlaha Guud inuu berri warbahinta la hadlo kuna dhawaaqo in Dowladu 10k oo qooys di...
07/05/2026

Madaxweynaha ayaa ku amray Wasiirka Howlaha Guud inuu berri warbahinta la hadlo kuna dhawaaqo in Dowladu 10k oo qooys dib udejin usameyneyso.

Qaar kamid ah shacabka dagan Xaafada Buulo gaaljecel oo warbaahinta lahadlay  ayaa sheegaya hada Burburin horleh lagu bi...
07/05/2026

Qaar kamid ah shacabka dagan Xaafada Buulo gaaljecel oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegaya hada Burburin horleh lagu bilaabay guryahoodii kadib amarkii maamulka Gobolka Benaadir.

Saacadu waa 11:00pm Hada waxa ay sheegayaan in dadkii lahaa lagu amray in ay isaga baxaan Guri Vila ah oo ku yaala geeska xaafada buulo gaaljecel ama kasoo horjeedka irida
Afisyooni.

06/05/2026

Xaalada Raadeel iyo xildhbaano gaaray goobta.

Xalku kuma jiro xariga wariyaha.Sababtu waa in wariyaha xiligaan ka howl gala dalka uu lamid yahay askariga ku shaqeeya ...
06/05/2026

Xalku kuma jiro xariga wariyaha.

Sababtu waa in wariyaha xiligaan ka howl gala dalka uu lamid yahay askariga ku shaqeeya amarka cida ka sareysa sidaasi si lamid ah ayuu wariyuhu u yahay adeege shaqadiisu tahay qaadashada awaamiirta cida ka sareysa ee leh ama maamusha xarunta uu ka howl galo.

Sidaa darteed xalku kuma jiro Danna Uma aha sii jiriraanka dowladnimada xariga wariye waajibaad lafaray gudanaya.

Sharci iyo sharcidaro waa doodkale lkn Marka dhab wax loo darso yaa mudan xarig Diraha iyo loodiraha?

Adinkaan idiin deynayaa jawaabta.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615667710

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAS MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RAAS MEDIA:

Share