Xogta Wararka

Xogta Wararka Timajilac Comedy Entertainment xiiso badan kala soco halkaan maalin walba, like and share dheh

mahadsanid

05/05/2022
DEG DEG:Doorashada Aadan Madoobe, Fashilka Farmaajo & Fahad, Rajada Shariif & Guusha Mucaaradka oo..
28/04/2022

DEG DEG:Doorashada Aadan Madoobe, Fashilka Farmaajo & Fahad, Rajada Shariif & Guusha Mucaaradka oo..

Ku Soo dhawoow XOGTAWARARKA, si Aad U hesho Warar, Warbixino & Muuqaaladii ugu Dambeeyay, Fadlan✔Subscribe ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. ...

DEG DEG:Farmaajo,Kheyre & Fahad Yasiin oo kulmay,Goobta Doorashada oo la shaaciyay & Mucaaradka oo..
25/04/2022

DEG DEG:Rooble oo safray,Kursiga Fahad la fasaxayo & Carabta oo loolanka doorashada xooga saartay...
24/04/2022

23/04/2022
Qarax goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho,
10/01/2018

Qarax goordhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho,

Qarax nuuca gaadiidka hoosa looga soo xiro ayaa goordhaw ka dhacay Xaafada Taleex ee Degmada Hodan, waxaana qaraxan lasoo sheegaaa in uu khasaaro kasoo gaaray dadkii la socda gaariga qarxay. Goobjo…

Musiibo dad badan ku dhinteen oo ka dhacday gobolka California (Daawo Sawirada),
10/01/2018

Musiibo dad badan ku dhinteen oo ka dhacday gobolka California (Daawo Sawirada),

Roob xoogan oo ka da’ay gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay in deegaano gobolkaasi katirsan uu dhulku go’ sidoo kale kusoo daataan dhagxaan waa weyn iyo dhoobo. Deegaanada hada musi…

War Saxaafadeed: Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan Xiisadda Tukaraq ee Gobolka Sool,
10/01/2018

War Saxaafadeed: Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan Xiisadda Tukaraq ee Gobolka Sool,

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shur…

Wasiirka Cadaalada oo xariga ka jaray xarunta taliska ciidanka Asluubta (Sawiro),
10/01/2018

Wasiirka Cadaalada oo xariga ka jaray xarunta taliska ciidanka Asluubta (Sawiro),

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya Avv Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta si wadajir xariga ugu jaray Xarunta ug…

Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqanaya magaalada Qardho,
10/01/2018

Madaxweyne Farmaajo oo maanta booqanaya magaalada Qardho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Qardho oo ka tirsan Puntland. Wafdiga uu horkacayo Madaxweyne Farmaa…

Address

Km4 Ma
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Wararka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share