Mogadishu Light

Mogadishu Light Mogadishu Light, The Digital Pulse.

New Mogadishu โ€“ The Rising Capital of Somalia.Todayโ€™s Mogadishu is not the Mogadishu of 1991. It is becoming a symbol of...
26/02/2026

New Mogadishu โ€“ The Rising Capital of Somalia.

Todayโ€™s Mogadishu is not the Mogadishu of 1991. It is becoming a symbol of resilience, recovery, and ambition. Investors are returning, diaspora communities are coming back, and the city is rebuilding its image internationally.

22/02/2026

Sheekadda Aweys, Aabe in ka badan 50 sanno ka kaluumeysto badweynta Hindiya.

Mogadishu Light wishes you and your family a a peaceful and productive Ramadan.
17/02/2026

Mogadishu Light wishes you and your family a a peaceful and productive Ramadan.

Muqdisho 2026Stability restored, institutions rebuilt, security strengthened, and a capital reclaiming its place.This tr...
05/02/2026

Muqdisho 2026
Stability restored, institutions rebuilt, security strengthened, and a capital reclaiming its place.

This transformation did not happen by chance.
It is the result of sacrifice, state-building, security reforms, and the resilience of the Somali people.

From collapse to recovery.
From chaos to governance.
Mogadishu stands as proof that nations can rise again ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Mogadishu, the heart of Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดIndian Ocean views, rich history, and a resilient spirit.Jumce Mubarik Mogadishu Light...
23/01/2026

Mogadishu, the heart of Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Indian Ocean views, rich history, and a resilient spirit.
Jumce Mubarik Mogadishu Light .

  Beach wa midkamid ah xeebaha ugu caansan magaalada Muqdisho, waxay ku taalaa degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho...
18/01/2026

Beach wa midkamid ah xeebaha ugu caansan magaalada Muqdisho, waxay ku taalaa degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho. Waa goob ay isugu yimaadaan shacabka gobolka Banaadir, si gaar ah maalmaha Jimcayaasha. Waxana maalintaas yimaada ku dhowaad 1000 qof, kuwaas oo boqolkiba 75 ay yihiin dhalinyaro daโ€™yar ah, boqolkiiba 10 waa ganacsadayaal ubadan hooyooyin, halka 5 boqolkiiba ay yihiin dad waawayn oo goobtan u yimaada nasasho iyo dalxiis.

Agabka halkan lagu iibiyo waxaa ugu baddan qaxwe, macmacaan, qalabka dabaasha iyo waxyaabo kale oo lamid ah.

Twitter: ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://x.com/mogadishulight/status/2009678755321786462?s=46&t=c3uk3F2pOpcAtrwod4iJjQ

09/01/2026

Mogadishu Light waa madal markasta u taagan soo gudbinbinta bilicda, horumarka iyo guud ahaan rajo dhiska Soomaaliya. Markasta iyo meelkasta nagu xidhnaw oo naga mid noqo. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

05/01/2026

A capital that refuses to be defined by its past, only by its future.

31/12/2025

Hormuud Salaam Foundation waa markhaati cad oo muujinaya hufnaantooda iyo sida ay uga go'an tahay u adeegidda shacabka Soomaaliyeed sannadkan 2025.

Waxaa inoo dhammaaday badhkii bishaan barakeysan  Rabi ha inoogu dhameyo  inta hartay nabad, iyo cafimaad  โœจ๐ŸŒ™       moga
14/03/2025

Waxaa inoo dhammaaday badhkii bishaan barakeysan Rabi ha inoogu dhameyo inta hartay nabad, iyo cafimaad โœจ๐ŸŒ™
moga

13/03/2025

Haddii aad joogto Soomaaliya, si sahlan uga dukaameyso meel kasta! ๐Ÿ’ณโœจ

Kaarka SALAAM BANK Visa Card wuxuu kuu fududeynayaa inaad si degdeg ah uga adeegan karto suuqyada, supermarket-yada, iyo goobaha ganacsiga oo dhan.

Ma isticmaashaa kaarka Salama Visa card?

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Light posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share