Garad Ai

Garad Ai Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garad Ai, Digital creator, Mogadishu.

WE ARE HIRING | AI INTERNSHIPSArkaan AI Center is offering two internship opportunities for aspiring AI professionals wh...
16/08/2026

WE ARE HIRING | AI INTERNSHIPS

Arkaan AI Center is offering two internship opportunities for aspiring AI professionals who are eager to gain practical experience and develop their skills in the rapidly evolving field of Artificial Intelligence.

This is an opportunity to learn, collaborate with experienced professionals, work on real-world AI initiatives, and gain valuable exposure to emerging technologies and practical AI applications.

Position: AI Internships
Positions Available: 2
Department: Arkaan AI Center
Employment Type: Internship
Location: Mogadishu, Somalia
Application Deadline: 20 August 2026

If you are passionate about Artificial Intelligence, eager to learn, and ready to take the next step in your professional journey, we encourage you to apply.

Apply through [email protected]

WE ARE HIRING | AI MODEL DEVELOPERArkaan AI Center is seeking a talented and innovative AI Model Developer to join our g...
16/08/2026

WE ARE HIRING | AI MODEL DEVELOPER

Arkaan AI Center is seeking a talented and innovative AI Model Developer to join our growing team and contribute to the development of practical, scalable, and impactful AI-powered solutions.

We are looking for an AI builder with experience in LLMs, Generative AI, RAG, AI Agents, Multimodal AI, Prompt Engineering, Embeddings, and Vector Databases — someone who can experiment, evaluate, develop, and continuously improve AI systems.

The successful candidate will work alongside AI engineers, software developers, and product teams at the intersection of Artificial Intelligence, Business Automation, and Digital Transformation.

Position: AI Model Developer
Positions Available: 1
Department: Arkaan AI Center
Employment Type: Full-Time
Location: Mogadishu, Somalia
Application Deadline: 20 August 2026

If you have the technical expertise, curiosity, and passion to build AI solutions that solve real-world problems, we encourage you to apply.

Apply through: [email protected]

11/08/2026

GARAD AI | Live Demonstration

One of the key moments of the Garad AI Official Launch was the live demonstration led by Jabir Osman Gedi, ICT Officer at Arkaan.

The session showcased the capabilities of Garad AI and how AI can be applied to make work, learning, and productivity smarter and more efficient.

From vision to demonstration — Garad AI in action.

08/08/2026

Dunidu waxay u gudbaysaa xilli cusub oo ay sirdoonka macmalka ah, xogta iyo hal-abuurku si wadajir ah u qaabeynayaan habka aan u fikirno, u abuurno, una shaqeyno.

Garad AI waa madal casri ah oo awoodda Artificial Intelligence ka dhigaysa mid la heli karo intaas oo Models kala duwan hal goob, la fahmi karo, laguna dabaqi karo nolol maalmeedka, waxbarashada iyo ganacsiga.

Laga bilaabo aqoon iyo cilmi-baaris ilaa hal-abuur iyo wax-soo-saar — Garad AI wuxuu dadka siinayaa awood ay fikradaha ugu beddelaan ficil, fikradana ugu beddelaan natiijo.

GARAD AI
Shaping the Future.

Qaar ka mid ah xusuustii quruxda badnayd ee munaasabaddii Arkaan Leadership and Innovation Hub , oo lagu soo bandhigay h...
08/08/2026

Qaar ka mid ah xusuustii quruxda badnayd ee munaasabaddii Arkaan Leadership and Innovation Hub , oo lagu soo bandhigay hal-abuurka iyo dadaalka ka dambeeya Garaad Ai

Munaasabad ay isugu yimaadeen aqoon, hal-abuur, wada-shaqayn iyo dad daneeya mustaqbalka teknoolojiyadda Soomaaliya.

Daahfurka Garaad AI wuxuu ahaa bilow cusub oo mideeyay hal-abuur, aqoon iyo iskaashi, si loo dhiso mustaqbal ay Soomaali...
07/08/2026

Daahfurka Garaad AI wuxuu ahaa bilow cusub oo mideeyay hal-abuur, aqoon iyo iskaashi, si loo dhiso mustaqbal ay Soomaalidu door muuqda kaga qaadato AI.

Himiladeennu waa in Garaad AI noqdo madal kobcisa aqoonta, hal-abuurka iyo fursadaha jiilka Soomaaliyeed, si aynu uga gudubno isticmaalka teknoolojiyadda una gudubno dhisidda mustaqbalka.

Safarku hadda ayuu bilaabmay.

Abdullahi Mohamed Haji Nur (Siyaasi)
CEO, Arkaan Leadership and Innovation Hub

Maanta AI waxay si weyn u beddelaysaa habka aynu u shaqayno, wax u baranno, una horumarno. Waa teknoolojiyad aan la hor ...
07/08/2026

Maanta AI waxay si weyn u beddelaysaa habka aynu u shaqayno, wax u baranno, una horumarno. Waa teknoolojiyad aan la hor istaagi karin, sidaas darteed Soomaaliya waa inay si aqoon, masuuliyad iyo anshax leh uga faa’iidaysataa.

Waxaan muhiimad gaar ah siinaynaa kobcinta aqoonta iyo xirfadaha dhalinyarada, iyo in AI looga faa’iidaysto horumarinta dalka.

Waxaan bogaadinayaa Arkaan Leadership and Innovation Hub iyo daahfurka Garaad AI, oo ah tallaabo muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo hal-abuurka iyo teknoolojiyadda Soomaaliya.

AI waa mustaqbalka; Soomaaliya waa inay qayb ka noqotaa kuwa mustaqbalkaas dhisaya.

Mustafa Yaasin Sheikh
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliyeed

Garaad AI waa hal-abuur Soomaaliyeed oo looga gol leeyahay in bulshada loo soo dhoweeyo awoodda Garaad-gacmeedka (AI), i...
07/08/2026

Garaad AI waa hal-abuur Soomaaliyeed oo looga gol leeyahay in bulshada loo soo dhoweeyo awoodda Garaad-gacmeedka (AI), iyadoo loo adeegsanayo aqoon, waxbarasho iyo horumar.
Hal-abuurka ka dambeeya Garaad AI wuxuu ku dhisan yahay cilmi, teknoolojiyad iyo fahamka baahiyaha bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan adeegsiga luqadda Soomaaliga iyo adeegyada dijitaalka ah.
Daahfurkani waa bilow cusub oo muujinaya in Soomaaliya aysan noqon oo keliya isticmaale AI, balse ay noqon karto dal hal-abuuraya, horumarinaya, kana qayb qaadanaya mustaqbalka AI.

Jabir Osman Gedi
ICT Officer, Arkaan Leadership and Innovation Hub

07/08/2026

Goob kasta, Goor kasta, Garad AI. Daawo muuqaalka hordhaca ah ee habeenkii taariikhiga ahaa ee Daahfurka Garad AI.



"Waxaan waqti badan gelinnay sidii aan xal ugu heli lahayn caqabadaha ay isticmaalayaashu kala kulmaan AI-da, gaar ahaan...
06/08/2026

"Waxaan waqti badan gelinnay sidii aan xal ugu heli lahayn caqabadaha ay isticmaalayaashu kala kulmaan AI-da, gaar ahaan rukumashada qaaliga ah iyo kala adeegsiyada models-ka kala duwan ee casriga ah. Garad AI wuxuu hal madal ku mideynayaa AI models kala duwan, si isticmaaluhu hal rukumasho uga wada helo adeegyo badan oo ay weheliso lacag-bixin iyo taageero maxalli ah."

Eng. Cabdulqaadir Maxamed Daahir, Product Manager

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

0617699191

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garad Ai posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garad Ai:

Shortcuts

Share