Yasin Mohamed

Yasin Mohamed Welcome to my page. I am dedicated to sharing real stories and authentic videos.

25/11/2025

Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir oo ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa....

25/11/2025

Madaxweyne Qoor Qoor oo xarig jaray Hotel cusub oo casri ah oo laga dhisay magaalada Dhuusamareeb.

25/11/2025

Dadka ku nool magaalada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay shiidka iyo culeysyada dhaqaale ee ka jira magaalada.

23/11/2025

Macalinkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inuu shaqada ka eryay wiilka madaxweynaha.

23/11/2025

"Dowladda Federaalka Soomaaliya Caddaalada wax weyn oo la taaban karo ayey ka qabatay" Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

22/11/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo boqolaal Macalimiin iyo Arday kula hadlay garoonka Muqdisho Stadium, iyadoo la maamuusayo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

22/11/2025

Muuqaal layaab leh | Arday burbur baaxad leh u geysanaysa garoonka Mogadishu Stadium.

21/11/2025

Noocyada Jinka iyo dhibaatooyinka ay dadka ku keeni karaan | Sheekh Maxamed Ismaaciil.

21/11/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21 November u diray dhammaan Macalimiinta Soomaaliyeed.

21/11/2025

Su'aalo iyo Jawaabo muhiim ah | Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

21/11/2025

Farqiga u dhexeeya Guurka Gabdhaha iyo Garoobada | Sheekh Cabdulkariim Ciise Cali

21/11/2025

Ninkaan oo ay xaaskiisu dishay gabadh yar oo lagu magacaabo Saabiriin ayaa codsaday in lasiiyo waqti uu ku soo diyaar-garoobo si uu isu difaaco.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yasin Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share