Ahmed Mohamed Ahmed

Ahmed Mohamed Ahmed Halkaan waxaad ka helaysaa warbixinno iyo muuqaallo la xiriira waxbarashada, arimaha bulshada IWM. walaal sare Follow-da & Like-ba dhac kusii.

20/09/2024
Jimco Barakaysan saaxiibayaal.
20/09/2024

Jimco Barakaysan saaxiibayaal.

Maanta waa Jimco, waana maalinta ugu fadliga badan maalmaha asbuuca ee yaan la moogaan saliga xabiibkeena Muxamad (NNKH)...
26/07/2024

Maanta waa Jimco, waana maalinta ugu fadliga badan maalmaha asbuuca ee yaan la moogaan saliga xabiibkeena Muxamad (NNKH).

25/07/2024

Magacaygii h**e ee Axmed ahaa wax aan ku badalo ayaan raadinayaa. 🫢🫢

02/07/2024

Magaalada Diri Dhaba oo uu dab xoogan ka kacay. Allow u maciin masaakiintaa.

02/07/2024

" Berito waxaa bilaabanaya process-kii lagu qaadan lahaa 3000(saddex kun) oo Macallin ". Ra'iisul wasaare Hamza Abdi Barre

" Gabdhaha isqaawinaya ee Tiktok-ga ku jira waxa ay doonayaan waa rag guursada adinka ayaa fahmi waayay mooyaane. Ee rag...
30/06/2024

" Gabdhaha isqaawinaya ee Tiktok-ga ku jira waxa ay doonayaan waa rag guursada adinka ayaa fahmi waayay mooyaane. Ee raggow gabdhaha guursada ".
Shiekh Xasan Al-wajidi.

Address

Mogadishu

Telephone

+252616062013

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Mohamed Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share