Nuux Farah Qardaawi

Nuux Farah Qardaawi Hoyga xayisimaha iyo samaynta codadka.

05/07/2025

Soodhawayntii loo sameeyay Suldaanka guud ee beesha sheekhaal ree Fuqu Cumar. Suldaan mukhtaar.

Gabi ahaan saaka waxaa xiran wadooyinka hal bowlaha u ah caasimada muqdisho, iyada oo maanta daljirka dahsoon ay ka dhac...
01/07/2025

Gabi ahaan saaka waxaa xiran wadooyinka hal bowlaha u ah caasimada muqdisho, iyada oo maanta daljirka dahsoon ay ka dhacayso xaflad uu MW Hasan ka aybgalayo oo maalintan lagu waynaynayo

29/06/2025

Nin Turki ah oo tusaalaha burburka dawladaha usoo qaatay Soomaaliya.

27/06/2025

Dood iyo falcelin ka dhalatay kulan dhexmaray Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga iyo Wasiirka Dekadaha Soomaaliya.

WARBAAHINTA ISRAIL: Tan iyo markii uu bilowday dagaalka Israeil iyo Iran, Iran waxa ay fulisay 11 weerar, tan iyo bilaab...
16/06/2025

WARBAAHINTA ISRAIL: Tan iyo markii uu bilowday dagaalka Israeil iyo Iran, Iran waxa ay fulisay 11 weerar, tan iyo bilaabashadii dagaalka waxa ay soo tuurtay 370 iyo in kabaddan 100 diyaaradaha aan duuliyaha lahay ah.

Sawiraddii ugu danbeeyay ee ka imaanayo dhinaca guumaystaha, kaddib weeraro si wayn loo qorsheeyay oo Iran ay qaaday.
16/06/2025

Sawiraddii ugu danbeeyay ee ka imaanayo dhinaca guumaystaha, kaddib weeraro si wayn loo qorsheeyay oo Iran ay qaaday.

14/06/2025

ISR|L waxay sheegaysaa in Hoggaamiyayaasha IRAN ay bilaabeen in ay boorsooyinkooda xirxirtaan oo ay ka baxaan dalkooda ama is dhiibaan- Sidaas waxaa sheegay RW ISR|L oo ku goodinaya in aan wali la gaarin gunta weerarkooda.

14/06/2025

Iiran oo sheegtay inay sooriday Diyaarada dagaal ee jiilka 5 aad F35, iyo Israeil oo beenisay.

Ujeedooyinka ugu muhiimsan ee Israil u weerartay Iiran.
13/06/2025

Ujeedooyinka ugu muhiimsan ee Israil u weerartay Iiran.

22/04/2025

WARAR DEGDEG AH; CIIDAMADII UGU BADNAA EE TURKIA OO SOMALIA LA KEENAY!

03/04/2025

"Dadka dagan shabeelada hoose iyo soomaalida kale dagaalka AS una sina" Garyaqaan Shuute.

17/11/2024

Madaxweyne Farmaajo oo jawaab kulul ka soo saaray tallaabadii uu qaaday Barlamaanka dalka.

Address

MAKA AL MUKARAMA
Mogadishu

Telephone

+252617609411

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuux Farah Qardaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nuux Farah Qardaawi:

Share