
14/12/2024
Mala socotaan internet awood leh inaan helno sababteeda in ay leedahay Shirkad Hormuud oo caalamka Shirkada waa weyn ugu guulestay awooda isgaarsiin taya sare leh .
Hormuud Telecom waxaa lagu tiriyaa in ay tahay shirkadda ugu jaban ee internet ka bixisa geeska Afrika.
Shirkada Hormuud Telecom markii Loo fiiriyo Geeska Afrika, Internet Quality iyo price waa midka ugu fiican, Hormuud waxaan ku tilmaami karnaa horumarka Geeska Africa.
Hormuud Telecom iyadoo ku mataleysa dhammaan isgaarsiinta geeska Africa, waxa ay fagaarayaasha adduunka kasoo hooysey guulo la taaban karo, iyadoo la guddoonsiiyey shahaadooyin caalami ah.
Hormarka Internet 🛜 awoodiisa sareyso ayaa sabab u noqday in Somalia dunida kale la tar tanto.
Sidee u aragtaa