𝗫𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • 𝗫𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕

𝗫𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕 kusoo dhawaada Page_ka Rasmiga ah ee Xirta Mucallim Maxamuud Maxamed Saangaab

11/05/2025

11/05/2025




01/10/2024
25/09/2024

Asc axbabta qherka jecel xaflad lagu xusayo dhalashada subanahena scw kasocoto keb town t

  Khatinka Siyaaradii Macalimiinta kala ah   iyo Macalinkiisa Macalin Axmed Afraxow Haruur iyo Dhalashada Suubanaha ﷺ  o...
22/09/2024

Khatinka Siyaaradii Macalimiinta kala ah iyo Macalinkiisa Macalin Axmed Afraxow Haruur iyo Dhalashada Suubanaha ﷺ oo si nabad ah oo qurux badan noogu soo dhamaatay La wadaag Axbaabta kheerka jecel. XIRTA MACALIN MAXAMUUD SAANGAAB 𝗫𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕

يا ربنا يا إلهي • فباركن للعروس   𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗛𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗔𝗮𝗱 𝗨𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗨𝗴𝗮 𝗱𝗶𝗿𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗔𝗿𝗼𝗼𝘀𝗸𝗮 & 𝗔𝗿𝗼𝗼𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗔𝗵, 𝗜𝗕𝗥𝗔𝗔...
20/09/2024

يا ربنا يا إلهي • فباركن للعروس

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗛𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗔𝗮𝗱 𝗨𝗾𝗶𝗶𝗺𝗮 𝗕𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗨𝗴𝗮 𝗱𝗶𝗿𝗮𝘆𝗻𝗮𝗮 𝗔𝗿𝗼𝗼𝘀𝗸𝗮 & 𝗔𝗿𝗼𝗼𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗔𝗵, 𝗜𝗕𝗥𝗔𝗔𝗛𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗔𝗫𝗠𝗘𝗗 𝗫𝗔𝗦𝗔𝗡 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕 & 𝗠𝗨𝗡𝗢 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗘𝗗 𝗫𝗨𝗦𝗘𝗬𝗡 𝗢𝗼 𝗠𝗲𝗵𝗲𝗿𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗔𝗾𝗮𝗹𝗴𝗮𝗹𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗞𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗮𝘆 𝙈𝙖𝙜𝙖𝙖𝙡𝙖𝙙𝙖 𝙈𝙪𝙦𝙙𝙞𝙨𝙝𝙤, 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗞𝗮𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻 𝗚𝗮𝗮𝗿 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗫𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗮 #𝗚𝗢𝗗𝗘𝗘𝗬 19/10/2024
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗟𝗲𝗲𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗥𝗲𝗲𝗿𝗸𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗸𝗲𝗲𝘆𝗼, 𝗚𝘂𝘂𝗿𝗸𝗶𝗶𝗻𝗮 𝗚𝘂𝘂𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗟𝗮𝗴𝘂 𝗡𝗮𝘀𝘁𝗼 𝗼𝗼 𝗟𝗮𝗴𝘂 𝗡𝗮𝗴𝗮𝗮𝗱𝗼 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗞𝗮𝗱𝗵𝗶𝗴𝗼 𝗔𝗮𝗮𝗺𝗶𝗶𝗻, 𝗨𝗯𝗮𝗱 𝗕𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗔𝗵 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗜𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗦𝗶𝗶𝘆𝗼 𝗔𝗮𝗮𝗺𝗶𝗶𝗶𝗻
𝗔𝗮𝗮𝗺𝗶𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 & 𝗗𝘂𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗮𝗻 𝗪𝗮𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶𝗻𝗮
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير .
𝗫𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕

17/09/2024

Qurux Badan oo lagu Maamuusayo Mowliidka Xabiibka SCW iyo Siyaarada Macalimiinta kala ah Macalin Maxamuud Maxamed Saangaab iyo Macalinkiisa Macalin Axmed Afraxow Haruur ayaa lagu Qabtay Xarunta Macalinka ee Degmada Kaaraan XIRTA MACALIN MAXAMUUD SAANGAAB

16/09/2024

u Daawo Xaflada Khatinka Mowliidka Nabiga iyo Siyaarada Macalin Maxamuud Maxamed Saangaab iyo Maclinkiisa Macalin Axmed Afraxow Haruur La wadaag Axbabta. XIRTA MACALIN MAXAMUUD SAANGAAB

15/09/2024

u daawo Subaca leyliga ah ee Siyaarada Macalinkeena Macalin Maxamuud Maxamed Saangaab iyo Macalinkiisa Macalin Axmed Afraxow Haruur iyo Mowliidka Nabiga SCW Shere garreya Axbaabta , Siyaarada Maqbuul allaha ka dhigo. XIRTA MACALIN MAXAMUUD SAANGAAB

15/09/2024

u daawo Subaca leyliga Siyaarada Macalinkeena Macalin Maxamuud Maxamed Saangaab iyo Macalinkiisa Macalin Axmed Afraxow Haruur iyo Mowliidka Nabiga SCW Sii Faafi Kheyrka.

14/09/2024

ah Siyaarada Macalin Maxamuud Maxamed Saangaab iyo Macalin Axmed Afraxow Haruur iyo Mowlidka Nabiga SCW greeya Axbaabii Fillaah.

Address

SINAY Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗫𝗜𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗖𝗔𝗟𝗜𝗡 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗠𝗨𝗨𝗗 𝗦𝗔𝗔𝗡𝗚𝗔𝗔𝗕 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share