Tnn Somali News

Tnn Somali News Warbaahinta TNN Somali News https://www.youtube.com/ ) www.instagram.com/

صلوا حبيبكم وحبيببنا  صلى الله عليه وسلم
27/11/2025

صلوا حبيبكم وحبيببنا صلى الله عليه وسلم

CALEEMO SAARKA CAAQIL CUSUB.   JSLWaxaa maalmahan Foodda inagu soohaya lafilayaa in ay Qabsoonto Xafladda Caleemo Saarka...
25/11/2025

CALEEMO SAARKA CAAQIL CUSUB. JSL
Waxaa maalmahan Foodda inagu soohaya lafilayaa in ay Qabsoonto Xafladda Caleemo Saarka Caaqilka Beesha reer Sheekh YAXYE oo kamid ah Beelaha Reer Fiqi cumar gaar ahaan reer aw Qudub.
Caaqil Sakariye Sh Xasan muxumed ayaa hada Siwayn loogu hawlan yahay Diyaarinta iyo diyaar Garowga Isku dubaridka iyo qaban qaabada madasha loo asteeyay Caleemo saarka Caaqilka cusub ee Beesha Sheekh Yaxye Cumar Siyaad Aw Qudub.

Taas oo lafilaayo in maalmahan ama asbuucan ay kaqabsoonto magaalada Hargeisa ee Caasimada JSL iyo madasha loo Asteeyay

Caaqilka cusub oo beeshu xulatay dhawaan ayaa lafilayaa in uu beesha Hogaanka U qabto isla markaana danahooda ku hogaamiyo

Ana waxaan leeyahay saaxiibkay Reer Sh yaxye kaliya umadoorid ee waad noowada dooran tahay.

Waxaan Xogtan ka helnay Gudoomiyaha Qaban Qaabada Maxamed muxumed cumar (Dakhare)

Lasoco warkeena xiga

In aad kusalido Nabi Muxamed nabad iyo naxariis korkiisa ha Ahaatee Maxaa kuudiiday
21/11/2025

In aad kusalido Nabi Muxamed nabad iyo naxariis korkiisa ha Ahaatee Maxaa kuudiiday

*Kusoo Dhawaada Akhyaarta Qiimaha laheey Barnaamijkeenii Maxaa xiiso leh?*      waxaan Caawa Diirada kusaaraynaa Dalka *...
05/11/2025

*Kusoo Dhawaada Akhyaarta Qiimaha laheey Barnaamijkeenii Maxaa xiiso leh?* waxaan Caawa Diirada kusaaraynaa Dalka *Senegal 🇸🇳* oo kuyaala xeebta ugu galbeedaysa Qaarada *Africa 🌍* Senegal 🇸🇳 waa dal aad u xiiso badan oo ku yaalla Galbeedka Afrika.
​waxaan idinka siin Xog Guud oo ku Saabsan Senegal.
​Senegal waa jamhuuriyad kudhisan nidaamka baarlamaan ah.
​Magaalo-Madaxda dalku waa *Dakar* waana magaalada xarun u ah siyaasadda, dhaqaalaha, iyo dhaqanka dalka.
​Luqadda Rasmiga ah ee dowladu Isticmaasho waa luuqada Faransiiska (French) lkn dadku waxay si weyn u isticmaalaan luqadaha maxalliga ah sida Wolof, Pulaar, Serer, iyo Mandinka. Dhinaca diimaha dalkaas Senegal
​Diinta Dadka intiisa badan waa Muslimiin (qiyaastii 95%) waxaana lagu yaqaannaa dulqaad iyo is-qadarin diimeed...
​Dhaqaalaha: Waxay ku tiirsan tahay Senegal dalaga beeraha sida lawska, kalluumeysiga, macdanta fosfatka, iyo dakhliga sii kordhaya ee Dalxiiska.
​Dhaqanka: Waa dal aad hodan ugu ah dhaqanka iyo farshaxanka, waxay aad u xiiseeyaan muusikada loo yaqaanno *Mbalax* (oo uu caan ku yahay Youssou N'Dour) qoob-ka-ciyaarka, iyo sheekooyinka afka ah ee majaajilada.
*Maxaa U Gaar ah oo Ku Saabsan Senegal?*
​ waxaa jira magac kale oo looyaqaano Dalka Senegal waxaa layidhaahdaa *Teranga* waa luuqad dalka looga hadlo waana eray soodhawayn micnihiisu yahay,,, Senegal waxaa badanaa loogu yeeraa *Dalka Teranga* oo macnaheedu yahay soo-dhoweyn ama marti-gelin luqadda Wolof. Waxay ku faanaan dhaqanka ah in qof kasta si diiran loo soo dhoweeyo. Senegal ​Goobta Juqraafi ahaan ay kuraalaa Waa dalka ugu galbeedeeya qaaradda Afrika. Waxay ku wareegsan tahay dalka Gambia. marka laga reebo xeebteeda fog ee Badweynta Atlaantik.
​Taariikhda,, Waxay leedahay taariikh gumeysi oo muhiim ah in aad ogaato waxaa jira meelo taariikh ah lagu kala iibsan jiray dadkii African ka ahaa ee adoomada ahaa ama guumaystaha faransiisku adoonsan jiray sida *Jasiiradda Gorée* oo u dhow caasimada dalka ee *Dakar*jsrdani waa xarun taariikhi ah oo xasuusinaysa ganacsigii addoomaha, waana goob ay *Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay Dhaxal Adduun.*
​Gabagabadii Senegal waa dal isu-darsanaya horumar casri ah iyo dhaqan qadiimi ah, wuxuuna caan ku yahay dadkiisa soo-dhoweynta iyo deegaankiisa quruxda badan ee xeebta ah.

By @⁨Hussein Ali Sayid⁩ ゚

BARNAAMIJKA CUSUB EE MAXAA XIISO LEH?KUSOO DHAWAADA SAAXIIBAYAAL.MAANTA OO AAN BILOWNAY BARNAAMIJKA CUSUB EE MAXAA XIISO...
02/11/2025

BARNAAMIJKA CUSUB EE MAXAA XIISO LEH?

KUSOO DHAWAADA SAAXIIBAYAAL.
MAANTA OO AAN BILOWNAY BARNAAMIJKA CUSUB EE MAXAA XIISO LEH WAXAAN KUSOO QAADA NAYNAA QABAA'ILKA DALKA NIGER. 🇳🇪

WAANA SIDAN.

Qabaa'ilka Waaweyn ee Dalka Niger Dalka Niger wuxuu caan ku yahay kala duwanaanshaha qowmiyadaha iyo dhaqamada, waxaana ku nool qabaa'il kala duwan. Kuwa ugu waaweyn halkan ayaan kabilaabaynaa. Tirada Qollayda ah Qiyaastii Qabaa'ilka looyaqqano Hausa 53.1% halka ay kayihiin Qabaa'ilka Zarma (Djerma) Songhay 21.2% Qabaa'ilka kale ee kunool Dalka Niger ee Loo yaqaano ( TUAREG 11.0% Halka qabaa'ilka looyaqqano FULANI [ Peulh ] ay kayihiin 6.5% dalka Niger qabiilka looyaqqano kanuri (( Beri Beri ga )) 5.9% ayuu ka yahay tirada dadka markii looqaybiyo boqollayda 💯%.

Waxaan soosheegnay shan qabiil oo waa wayn waxayna kalayihiin

1.. Hausa 53.1% 2..Zarma (Djerma) Songhay 21.2% 3..Tuareg 11.0% 4..Fulani [ Peulh ] 6.5% 5..Kanuri (Beri Beri) 5.9% .

Hadana waxaa ugud baynaa Diimahooda Qabaa'ilada dalka Niger maxay yihiin diinnahhoodu?

🕌 Xaaladda Diinta Guud ahaan Diinta ugu weyn ee dalka Niger waa Islaamka, waxaana haysta in ka badan 99% dadka. Qabaa'ilka waaweyn,
sida Hausa, Zarma, Tuareg, Fulani, iyo Kanuri, dhammaantood waa Muslimiin Sunni ah.

Islaamka: Waxa uu soo gaaray gobolka in ka badan kun sano ka hor, iyadoo la raacayo waddooyinka ganacsiga Sahra-guud.

Waxay noqotay diinta ugu muhiimsan, iyadoo saameyn ku yeelatay dhaqanka iyo siyaasadda qabaa'ilka oo dhan.

Xagga Diimaha Dhaqankadalkaas Niger.

Waxaa jira bulshooyin yar yar oo weli haysta diimo dhaqameedka h**e sida (Animism)gaar ahaan gobollada miyiga ah. Animism ka waa dad aan Allaah Aaminsanayn oo aaminsan waxkas nafi kujirto oo aanay jirin cid maamulsha.

ALLAAH xumaan kahufan waana Khaaliqqa abuuray shaykasta aduunka iyo Aakhiradaba.

Waxaa kajira dadka haysta diinta Masiixiyadda oo ah dad wali rumaysan nabiciise CSM Waxaana haysta dad aad u yar.
Dad kaas oo inta badan ah kuwa wax barasho kuyimid macalimiin ajnabiya markii h**e iyo dadka ka soo haajiray wadamada ku yaal Xeebaha Galbeedka afrika 🌍 dalka
Niger xeeb malaha.

Fiiro Gaar Ah halkan sifiican u akhrista..

Waa muhiim in la ogaado in qabiiladan kunool DalkaNiger, inkastoo ay leeyihiin kala duwanaansho, xagga dhaqanka iyo diimaha ah,
hadana waxaa kadhexeysa
isdhexgal dhaqan iyo ganacsi oo ay ku wada nool yihiin.

Tusaale ahaan.

Qabiilka Hausa iyo Qabiilka Zarma-Songhay.

Waa dad beeralay ah oo deggan dhulka Beeraha leh.

halka Tuareg iyo Fulani ay yihiin dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah, taas oo keenta isdhaafsi dhaqaale iyo dhaqan oo weyn.

Fadlan wixii fikir iyo odhaah ah noogu reeb Hoos mahadsanid Qalinkii Xuseen Cali Sayid. Qaybaha danbe lasoco. ᩣシ ᩣシ

Who can challenge the rights of the hundreds of thousands of citizens living in the Kahda district?The rights of the cit...
26/10/2025

Who can challenge the rights of the hundreds of thousands of citizens living in the Kahda district?

The rights of the citizens residing in the Kahda district of Somalia, specifically in the capital Mogadishu, are mandated by the country's National Charter, equally with all other citizens living in other districts in the country, including those within the capital.
​As we are all aware, the Kahda district is the largest in area among the 17 districts that comprise the Banaadir region—or it is the second largest—and it is the most populous district in Mogadishu.
​Therefore, any politicians who seek to deny the rights of the citizens of Kahda district are people who oppose the existence of Somali statehood, the peace of the Banaadir region, and Somalia in general.
​As stipulated in the National Charter of the Federal Government of Somalia, both the current provisional one and the one from 1960, the rights of citizens are equal. Nowhere is it written that there can be a 'citizen without rights' or a 'district without rights.'
​The Kahda district is a district that has fulfilled all the legal requirements of a district. It was established by an official presidential decree and was approved by the federal houses of parliament, as well as by the Governor of the Banadir Region, who is also the Mayor of Mogadishu.

Many people in Somalia are blaming the President of the Federal Government of Somalia for this issue, and if that is true, it is contrary to the laws of the country and the oath he swore to his country, his religion, and his people.

By Ali Sayid
🇸🇴

صلوا على النبي صلى الله وسلم      ᩣシ
17/10/2025

صلوا على النبي صلى الله وسلم ᩣシ

     ᩣシ
17/10/2025

ᩣシ

27/09/2025

Raaso

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tnn Somali News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tnn Somali News:

Share

Category