Astaan

Astaan Astaan TV is a cable TV systems operator with terrestrial digital television. It provides a one-stop solution for all your TV needs.

Astaan tv is localTelevision Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs.

08/10/2026

Abaalmarinta Tayada Qaranka – National Quality Awards

8-da October waxaa la qabanayaa xafladda ku dhawaaqista shirkadaha iyo hay’adaha ku guuleystay Abaalmarinta Tayada Qaranka (National Quality Awards).

Munaasabadda ayaa lagu maamuusi doonaa hal-abuurka, tayada iyo dadaalka shirkadaha iyo hay’adaha Soomaaliyeed.

07/10/2026

Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay Munaasabadda Xiritaanka Mashruuca SCALED-UP, oo ka dhacday Muqdisho, laguna qabtay halku-dhigga “Dhaxal Sii Jira”.

Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay natiijooyinkii mashruuca, casharradii laga bartay iyo jihada loo wajahayo mustaqbalka, iyadoo ay ka qaybqaateen dowladda, bahwadaagta horumarinta, waaxda gaarka loo leeyahay, aqoonyahanno iyo ka-faa’iideystayaal.

Waxaa sidoo kale qayb ka ahaa dood-wadaag (Panel Discussion) lagu falanqeeyay guulihii mashruuca iyo fursadaha lagu sii ambaqaadi karo dadaallada horumarineed.

07/10/2026

𝗗𝗵𝗶𝗶𝗿𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗔𝘀𝗮𝗱 𝗛𝗮𝗴𝗶𝗼.

𝗟𝗮𝗯𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗹𝗺𝗼𝗼𝗱 𝗼𝗼 𝗸𝗲𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝗿𝗮𝘆 𝘅𝗶𝗿𝗺𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗠𝗮𝗴𝗼𝗼𝗹 𝗖𝗵𝗮𝗹𝗹𝗲𝗻𝗴𝗲 𝟮.𝟬!

𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗳𝗶𝗶𝗰𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗖𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗖𝗿𝗲𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 & 𝗦𝘁𝗼𝗿𝘆𝘁𝗲𝗹𝗹𝗶𝗻𝗴, 𝗳𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱𝗱𝗮𝗻 𝗵𝗮 𝘀𝗲𝗲𝗴𝗶𝗻.

𝗗𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘅𝗶𝗿𝗺𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝟵-𝗸𝗮 𝗢𝗰𝘁𝗼𝗯𝗲𝗿 𝟮𝟬𝟮𝟲.
𝗜𝘀𝗱𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮: 𝗵𝘁𝘁𝗽𝘀://𝗺𝗼𝗴𝗼𝗼𝗹.𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮𝗻𝘁𝘃.𝗰𝗼𝗺/𝗿𝗲𝗴𝗶𝘀𝘁𝗲𝗿

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐲
European Union in Somalia
UNDP in Somalia.

07/10/2026

Hadal jeedinta Mr. Hideki Matsunaga
Country Manager, World Bank Group

07/10/2026

Waxaa qayb ka ahaa Munaasabadda Xiritaanka Mashruuca SCALED-UP dood-wadaag (Panel Discussion) lagu falanqeeyay natiijooyinkii mashruuca, casharradii laga bartay iyo fursadaha lagu sii ambaqaadi karo dadaallada horumarineed.
Doodda waxaa ka qaybgalay dowladda, bahwadaagta horumarinta, waaxda gaarka loo leeyahay, aqoonyahanno iyo ka-faa’iideystayaal.

Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay Munaasabadda Xiritaanka Mashruuca SCALED-UP, oo ka dhacday Muqdisho, laguna qabta...
07/10/2026

Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay Munaasabadda Xiritaanka Mashruuca SCALED-UP, oo ka dhacday Muqdisho, laguna qabtay halku-dhigga “Dhaxal Sii Jira”.

Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay natiijooyinkii mashruuca, casharradii laga bartay iyo jihada loo wajahayo mustaqbalka, iyadoo ay ka qaybqaateen dowladda, bahwadaagta horumarinta, waaxda gaarka loo leeyahay, aqoonyahanno iyo ka-faa’iideystayaal.

Waxaa sidoo kale qayb ka ahaa dood-wadaag (Panel Discussion) lagu falanqeeyay guulihii mashruuca iyo fursadaha lagu sii ambaqaadi karo dadaallada horumarineed.

07/10/2026

Ms. Asta Bareisaite
Task Team Leader, World Bank Group

07/10/2026

Hadaljeedinta H.E. Mohamed Adam Moalim Ali
Minister of Communications and Technology

07/10/2026

H.E. Bihi Iman Egeh
Minister of Finance

07/10/2026

Mr. Suleiman Abdi Duale
CEO, Gargaara

Address

Astaan
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Astaan:

Shortcuts

Share

Category