Nabad Somali Tv

Nabad Somali Tv Waxaan nahay Nabad, kusoo dhowow Nabad Somali Tv, waxaan qabanaa adeegyada Warbaahinta oo idil, nagala soo xiriir +252682433338 Mahadsinid.

Nabd Somali Tv, waa Warbaahin Madaxbanaan Dowlad, Koox iyo Shaqsiba uma shaqeyso waa u doodaha Xuquuqda kuwa aan hadlin.

14/09/2026

Hub, Ciidan iyo Dagaal looga dhawaaqay Hiiraan.

14/09/2026

Ciidamada Beesha Xawaadle oo la wareegay Baladweyne.

Weriye Cumar Guux
fans

13/09/2026

WAR DEG DEG AH || Beesha Xawaadle oo la qiyaanay, Garoonka Muqdisho iyo Sheekh Shaakir oo Galmudug laga reebay.

12/09/2026

DEG DEG || Afhayeenka Afar Makane oo si adag uga hadlay arinta ka taagan Baladweyne.

  || Mucaaradka Soomaaliya ayaa lacagahooda kala baxaya Bank-giyada Dalka xili ay soo ifbaxday in Xayiraad lagu soo roga...
12/09/2026

|| Mucaaradka Soomaaliya ayaa lacagahooda kala baxaya Bank-giyada Dalka xili ay soo ifbaxday in Xayiraad lagu soo rogay MW KGS Cabdicasiis Lafta gareen iyo qar kamid ah xubno qaraabadiisa ah.

10/09/2026

Baydhabo oo Ciidan loo wado, Duqeyntii dhacday iyo Xil. garabka lafta gareen oo Fariin diray.

09/09/2026

|| Askari Hilbihiisa loo geeyay Qoyskiisa

09/09/2026

Qaraxa Baladweyne, Weerarka AS ilaa Ciidamada Lafta Gareen oo buux dhaafiyo duleedka Baydhabo.

Xog cusub.
08/09/2026

Xog cusub.

DEGDEG || DIL KA DHACAY GAALKACYO, CIIDAMO LA GEEYAY BAYDHABO IYO S...

08/09/2026

Cabsida laga qabo Ciidamadii Farmaajo iyo Baydhabo oo Ciidan laga dejiyay.

Cumar Guux

Address

KM4
Mogadishu

Telephone

+252682433338

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nabad Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nabad Somali Tv:

Shortcuts

Share