Bandhigga Dunida

Bandhigga Dunida bandhigga xaqiiqooyin sax ah waa hoowsheena

Deg Deg: Israil oo duqeyn ku dishay hogaamiyaha Xamaas mujaahid Ismail Haniyya رحمه الله .Duqenta waxa ay ka dhacday mag...
31/07/2024

Deg Deg: Israil oo duqeyn ku dishay hogaamiyaha Xamaas mujaahid Ismail Haniyya رحمه الله .
Duqenta waxa ay ka dhacday magaala madaxda Iran ee Dahran xaflad ka dhaceysay halkaa oo lagu casuumay.

Sixiixa cusub ee Man United👀
19/07/2024

Sixiixa cusub ee Man United👀

11/06/2024

Malaaigtu ilaahay wuxuu u abuuray "cuquul an shahwo lahayn",
"xoolahana waxaa loo u buuray shahwo aan caqli la socon".
Banii'adamkana waxa la isugu daray caqli iyo shahwo.
◇ Qofkii caqligiisa ka guuleysto
Shahwadiisa wuxu ku biirayaa malaaigta, basle qofka shahwadiisa ka xoog badisaana wuuxu ku biirayaa bahda xayawaanada.

Wan ogahay shaleey waad qososhee marqaatigee kaa qosliyay???😁😂
27/02/2024

Wan ogahay shaleey waad qososhee marqaatigee kaa qosliyay???😁😂

27/02/2024

𝗗𝗮𝗱𝗸𝗶𝗶 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘄𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗻𝗶𝗻𝗸𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗿𝗾𝗮𝗮𝘁𝗶 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯 𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻𝗮𝘆𝗮
𝐒𝐚𝐲𝐢𝐝 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝗶𝗻 𝗹𝗮𝘀𝗶𝗶 𝗱𝗮𝗮𝘆𝗼

20/02/2024

𝐖𝐀𝐋𝐀𝐋𝐊𝐔 𝐖𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐘???

19/02/2024

𝐀𝐧𝐨𝐨 𝐡𝐮𝐫𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐧𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐢𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐭𝐮𝐤𝐚𝐝𝐚𝐲!!

18/02/2024

𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗮𝘆𝗻𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝗮𝗻𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗺𝗮𝘀'𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵.
1) Dhulka inuu wareego
2) Qaabka kubbadda oo kale inuu sameysanyahay

Sheekh Mustafa ayaa ka waramaya

16/02/2024

𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐲𝐢𝐫𝐢 𝐢𝐢 𝐢𝐦𝐨𝐨𝐰 𝐰𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐬𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡𝐞𝐲𝐝𝐢𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐤𝐚𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐝𝐨 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧?

Sheekh ma saxanyahay?

𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐫𝐝𝐢𝐧 𝟑𝟎 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨?
15/02/2024

𝐌𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐡𝐮𝐫𝐝𝐢𝐧 𝟑𝟎 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨?

###xx

Nin xaaskiisa baasiin ku bilbilay oo gubay iyo naag ninkeeda ceeji ku dishay.Waxaan ku talin laha labadan in qoys laga d...
09/02/2024

Nin xaaskiisa baasiin ku bilbilay oo gubay iyo naag ninkeeda ceeji ku dishay.

Waxaan ku talin laha labadan in qoys laga dhigo oo la isku guuriyo. Way isku nuurayaan

Maxay kula tahay?

Shaqsigaan aaladda Tiktok kuso gala magaca Walal8888 ayaa hadal heytiisa qabsatay warbaahinta caalamka.Shaqsigan ayaa 24...
08/02/2024

Shaqsigaan aaladda Tiktok kuso gala magaca Walal8888 ayaa hadal heytiisa qabsatay warbaahinta caalamka.

Shaqsigan ayaa 24-kii saac lasoo dhaafay qeybiyay lacag kor u dhaafeysa hal milyan oo dollar, kaa oo ku bixiyay lacagtaas qaab gift ah

Address

KM5
Mogadishu

Telephone

+252615000000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bandhigga Dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bandhigga Dunida:

Share

Category