
05/06/2025
Digiask College Somalia waxay bixisaa koorsooyin muhiim ah sida Microsoft Office, Naqshadeyn Garaafik, Horumarinta Shabakadaha, iyo Falanqaynta Xogta. Isdiiwaangeli maanta si aad u bilowdo mustaqbalkaaga dhijitaalka ah!