
07/02/2024
Caawa waxay ku beegan tahay, habeenkii la dheelmiyey Nebi Muxamed SCW oo ku beegan 27, Rajab, 1445-hijriga, Waa habeenkii la soo waajibiyey Shanta Salaadood.
Ilaahay waxaan ka baryayaa in uu inna haleeshiiyo barakada iyo khayrka habeenkan caawa ah, Innagguna saaxiibayaal aynnu badino xuska Nebi Maxamed SCW iyo cibaaddada oo dhan.
Mohamed Zaid