 
                                                                                                    25/08/2025
                                            π’  Mogadishu  Management Institute (MMI)
Waxaan ku Faraxsanahay inaan idinla Wadaagno bilaabista Koorasyo Online ah oo *100%* Practical ah Kuwaas oo Kala ah πβ¨
πΉ Applied Excel β‘οΈ Baro Falanqaynta Xogta & Goβaan Qaadashada xirfadaysan
πΉ Research Methods β‘οΈ Laga bilaabo Aasaaska ilaa Heerka Sare
πΉ Time Series & Forecasting β‘οΈ Ku tababar Master EViews si loo adeegsado nolosha dhabta ah
πΉ Essential Computer Skills β‘οΈ Xirfadaha Muhiimka ah ee Waxbarasho & Shaqo
π» Koorasyadani waa Online, waxana loogu talagalay Ardayda, Xirfadlayaasha iyo qof kasta oo doonaya Horumar Xirfadeed iyo mid Aqooneed.
π Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah nagala soo xiriir: 616507911
                                                   
 
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  