Tusmo Media Group TMG

Tusmo Media Group TMG Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tusmo Media Group TMG, Media/News Company, Mogadishu.

26/06/2018

SOO DHAWAADA

30/04/2016

Kooxda Real Madrid ayaa iyadoo marti ah guul muhiim ah ka gaartay Real Sociedad, kullan ka tirsanaa horyaalka Spain, iyadoona si ku meel-gaar ah hoggaanka ugala wareegtay Barcelona. shaxda labada team REAL SOCIEDAD: Rulli, Mikel, Illarra, Bergara, Bruma, Prieto, Zurutuza, Yuri, Zaldua, Oyarzabal,…

30/04/2016

TICKETS fannaka Kasabian oo show qalbi dajin ah ku sameyn doona garoonka King Power Stadium ayaa lagu dhameystay lix daqiiqo ka dib markii maanta lafasaxay iibinta TICKETS. Ruwaayadaan ayaa lagu qaban doonaa garoonka kooxda Leicester oo laga yaabo in ay u dabaal dagaan guushoodii ugu horeysay…

30/04/2016

DHAAWACA, Cristiano Ronaldo ayaa si cajiib ugu qasbaya in Real Madrid ay weydiisato kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona talo caafimaad. Ka dib markii xiddiga Portugal ka soo gaaray dhaawac muruqa ah intii lagu guda jiray kulankii Madrid ay 3-0 kaga badisay Villarreal April 20, shaqaalaha…

30/04/2016

Barca ayaa la filayaa inay xilli ciyaareedka soo aadan ku ciyaarto seddaxdaan maaliyadood kulamadeeda minanka iyo martida Waxaa si qarsooni ah loo helay naqshadda maaliyadda ay ku ciyaari doonto kooxda Barcelona xilli ciyaareedka soo aadan 2016 illaa 2017. Shirkadda Nike ayaa soo saartay maaliyad…

30/04/2016

Lionel Messi ayaa sabab u ahaa inay halmar si wadajir ah u qoslaan una sacbiyaan ciyaartoydii ku sugneyd xerada tababarka Barcelona Jimcadii, markaasoo uu ceebeystay daafaca ay isku kooxda yihiin Gerard Pique isagoo ka saaray tuundheere cajiib ah. Ciyaartoyda Barcelona ayaa waqtigaan ciyaarayey…

30/04/2016

Claudio Ranieri ayaa sheegay in Kasper Schmeichel aanan mar dambe la barbar dhigin aabbihiis Peter – sida goolhayaha Leicester u ku dhaw yahay inuu ku guuleysato horyaalka Premier League . Schmeichel Senior ku guuleystay shan horyaal iyo hal Champions League ee wayahiisii Manchester United…

30/04/2016

Kullan wacan aqristayaasheena sharafta badan, meelkasta oo aad joogtaan kusoo dhawaada wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartooyda iyo sheekooyinkii ugu sareeyay maanta oo sabti ah kooxda iska leh Alexandre Pato ee Corinthians ayaa ka fileysa Chelsea in ay iibsadaan weeraryahanka 26 sano…

30/04/2016

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in kooxda uu ka caawiyay bangigii looga baahanaa iyo maal galinta dhismaha Emirates Stadium. Taageerayaasha ayaa ku dhow inay mudaaharaadaan isbuucaan ka dib xilli ciyaareed niyad jab oo ay ku qaateen Premier League. “Markii…

Address

Mogadishu
252

Telephone

0612009192

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tusmo Media Group TMG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tusmo Media Group TMG:

Share