Abdullahi Al-adala

Abdullahi Al-adala قال الرسول الله صلى الله عليه وسلم

《المسلم من سلم المسلمون من لّسانه ويده》

04/02/2026

Xil-wareejinta taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

Follow Abdullahi Al-adala

04/02/2026

Wasiir Fiqi oo u gabyay diyaaradaha f-16 oo dhawaan at heleen ciidamada cirka XDS

Follow me Abdullahi Al-adala

17/12/2025

أمي

07/12/2025
18/10/2025

Muqdisho, 18 Oktoobar 2025: Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo ku eedeeysan in uu xaaskiisa ku dilay toorey.

Eedeysanaha ayaa ku jira gacanta Booliska, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loogu waafajiyo.

DHAMMAAD

14/10/2025

Tuug saaxiib ma galo

09/09/2025

SHAMSO XOOLAHA iska bixi😁😁😁

07/09/2025

اللّهم ارحم كل المسلمين اللّهم اغفر ذنوبنا وذنوب آبائنا وذنوب أمهاتنا يا الله

07/09/2025

Ilaahow noo dembi dhaaf

07/09/2025

ALLE HA INOO DAMBI DHAAFO 🤲🏼🌙

Dayax madoobaad ayaa laga arkay meelo ka mid ah caalamka Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha laga arkay dayax madoobaadka ...
07/09/2025

Dayax madoobaad ayaa laga arkay meelo ka mid ah caalamka
Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha laga arkay dayax madoobaadka
Waxa ay ku tuseysaa awoodda alle swt
Alle S.W.T sideedii h**e ha ku soo celiyo ayaan leeyahay yaa rabi noo dambi dhaaf Aamiin

Address

Mogadishu

Telephone

+252612884331

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi Al-adala posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share