Saayga Media

Saayga Media Halkaan Kala Soco Wax Walba Oo Ka Cusub Caalamka 🙏 Flowdada iyo Liketana Waa Noo Muhiim

25/02/2025

Walee Deganka Al-Kowsar Ee Gobolka Shabellada Dhexe Cashirbaa leysugu Dhigay Maantay 🥷🇸🇴

20/01/2025

Warbixin Ku Saabsan Siyaasad Xumida Heysta Xasan Shekh Maxamuud

Šiid Omar Syga

20/01/2025

Shacabka Soomaalida ee ku nool Maraykanka oo Ku farxay Soo noqoshada Aaladda Tiktok
Mohamed AK

12/12/2024

Deg Deg” Gashaanlle Xassan Ciraaqi oo hada hadlay” Waxa uuna Faah”Fahina ka bixiyey Wixii Shalay dhacay. Iyo Hadalada Been Abuurka Ah Ee Laga Sheegayo

08/12/2024

Dowlada somaliya Oo Qarka usaaran Soo Qabashada Axmed Madoobe

03/12/2024

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay bur burin ku bilaawday dhulkii xera Kalluun ee ka soo horjeeda hoteel Jazeera dhanka degmada Waaberi.

30/11/2024

Dagaal udhexeya Laba beelo oo walala ah ayaa waxa uu ka dhacay inta udhexeysa Gobolada shabelada dhexe iyo Gobolka hiiran waxa uuna salka ku hayaa Aanooyin qabiil Oo Halka Mudo Ka Taagnaa

Dagaalkan udhexeya Beelaha walala ah ayaa sababay qasaaro dhimasho dhaawac iyo waliba Barakac ay Sameyen Dadka Deganka
Waxana laso warinaya in dhimashada iyo dhawaca ay Gaarayan 10 ruux oo labada dhina. Ah kuwaa oo lakala geeyey Gobolada hiiran iyo shabelada dhexe

27/11/2024

Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa degmada Mahadaay uga qeyb galay kulan muhiim ah oo looga hadlay ilaalinta qoondada haweenka ee ku aaddan xubnaha golaha deegaanka ee degmadaas.

Wariye Farhiya Mohamed Nuur

26/11/2024

Gudoomiye yusuf xusen jimcale Madaale ayaa Carabka ku dhuftay Hadalheyn badan oo malmahan ka tagna gudaha Caasimada oo aha In Dumarka ay Raacan Mootada loo yaqano Fekoonta Taasi oo Aan ka mid eheyn dhaqanka diinta islaam iyo waliba dhaqanka somaliyed

26/11/2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb-galay isku soo bax balaaran oo Bulshada Caasimadda Muqdisho ay ku taageerayeen Go’aankii labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ku meel mariyeen xeerarkii Doorashooyinka, Xisbiyadda iyo Guddiga Doorashada iyo Sohdimaha dalka.

26/11/2024

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyey heshiisyo dhowr ah .

Dhanka kale Golaha wasiiradda ayaa faray Garyaqaanka Guud ee dalka in uu Maxkamadda Sare u gudbiyo gal-dacwadeed ka dhan Axmed Madoobe.
Sii Loo soo taago Maxkamadda Sare Ee Dalka

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saayga Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share