15/08/2026
Gudomiyaha Shirkada Dharka Gking Mudane Bare Dhicsow Mohamed Dhicisow Iyo Dhamaan Shaqalaha Shirkada ayaa hambalyo udiray Ardayda Somaliyeed ee maanta ku baastay Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga Sare
Dadaalkiinna waa miro-dhalay, hambalyo! π