Kacaanka Ummada

Kacaanka Ummada Pagkan waa pag aad kahelikarto falanqeeynta siyasadda sheekoyin qosol madadaalo Kahadalka diinta isl

29/08/2026

WAX KA OGOW WELWELKA HAYA ABDIRAHMAN ABDISHAKUR WAA MARKA AAN UGU CABSIDA BADANAHAY IN DALKU BURBUR GALO

゚viralシ

29/08/2026

DAL DHAN MALAGU DHISI KARAA WAX HAYADO IYO WADAMO ISKA SOO ARUURIYEEN

゚ ゚viralシ

29/08/2026

XASAN WAA NIN AARSI DOONAYA OO CUNFI BADANI KA MUUQDO TANKALE WAA EDEYSANE KU EDEYSAN DHUL B**B IYO XISHOOD DARRO DAMQASHA LA'AAN
MASAXBAA ARINKAAS OO XASAN MAKUSIFOOBAY

゚viralシ

29/08/2026

LAMA XASUUSAN DOONO XAMSE WAANA ASSAL MADOORSHE SABABTOO ASOO JOOGA BAAN LA AQOON HADUU TAGANA WAX RAADA OO LAGA REBAYO MAJIRAAN MASAX BAA

゚viralシ ゚

21/08/2026

HAYAAY CULAMADII BAA AFKA FURATAY XASAN XAGASHADII UGU DAMBEYSAY BUU XAGTAY DADKA SHEKH BA SHIR AHMED SALAD OO KHUDBADA JIMCAHA KAHADLAY MANTA

21/08/2026

WAX KAOGOW DAGAALKA UU ISKU DIYAARINAYI LAFTA GAREN IYO XASAN SHEKH OO U DAC WODAY KINYA
LAFTA GAREEN WAXUU ISKU DIYAARIYEY DAGAAL MUDA DHEER SOCONDOONA SIDII JABHADII AAE-AAR-E

19/08/2026

🚨🚨Dadka degan Imaaraadka Carabta ayaa lagu booriyay inay si degdeg ah u raadsadaan meel ammaan ah oo ku taal dhismaha ugu dhow ee amniga ah oo ay ka fogaadaan daaqadaha, albaabada, iyo meelaha furan iyadoo ay jiraan khataro gantaallo ah.

Digniinta degdegga ah, oo ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Imaaraadka Carabta, ayaa dadka deegaanka kula talisay inay sugaan tilmaamo rasmi ah oo dheeraad ah.

19/08/2026

WAX KA-OGOW SAFARKII XASAN SHEIKH IYO CEEBAHA UU WAJAHAYO MARKUU KABAQSADAY IN UU TAGO WAQOOYIGA GALKACYO IYO CAABUD WAAQ

19/08/2026

WAX KAOGOW DOWLADA XASAN SHEKH IN AY SHAXAAD UDOONATAY IBRAHIM TARORE BURKINA FARSO WAXIRKA AMNIGA FARTAAG BAA MALIN DHAN AMAAN LADUL TAAGNAA K*K



@

17/08/2026

WAX KAOGOW WAXA KASOCDA GOBALKA BANAADIR MUGAAB IYO XASAN SHEIKH DHULB**BKA IYAGA OO ISGAADAYA

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kacaanka Ummada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category